Wararka Maanta
Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Hay’adda Atoomikada Adduunka ee IAEA
Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Shirweynaha 68-aad ee Hay’adda Atoomikada Adduunka ee IAEA oo lagu qabtay magaalada Vienna, ayay Soomaaliy...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo IGAD ka codsatay inay kaalin ka qaadato xalka arrimaha ay isku hayaan Itoobiya
Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta Muqdisho kusoo dhoweeyay xoghayaha guu...
Warkii oo dhan »Wafdi Sare oo ka socda Urur goboleedka IGAD oo Muqdisho soo gaaray
Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ...
Warkii oo dhan »Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan inuu Ceeji ku dilay gabar yar
Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhiga degmada Warta nabadda ee magaalada...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay in amniga garoonka Boosaso uu sugan yahay xilli shirkadaha duulimadyadu ay diideen inay ka dagaan
Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in amniga garoonka diyaaradaha Boosaaso uu yahay mid sugan, iyadoo ay si toos ah uga ...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in Soomaaliya iyo Jabuuti oo kali ahi ay kasoo horjeedaan isafahanka ay Itoobiya la gaadhay
Axad, September, 15, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in dowlada Soomaaliya iyo Jabuuti oo kali ahi ay kasoo horjeedaan is-afgara...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo guul ka sheegatay dagaal maanta ka dhacay gobolka Jubbada Hoose
Axad, September, 15, 2024 (HOL) - Taliyaha guutada labaad ee ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland Maxamuud Cabdi Fanax ayaa faahfaahin dheer...
Warkii oo dhan »Wasiirka Warfaafinta Puntland: Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan
Axad, September, 15, 2024 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in aysan magaalada Boosaaso ka jiri karin ...
Warkii oo dhan »Qoyska laga raadiyay DNA-da ee laga helay Somaliland – akhriso sheekadda Linda Ewack
Linda Ewack, left, is seen here at a past Christmas with her mother Tammy, right, and her younger sister Kealie Ewack. (Submitted by Linda Ewack)Axa...
Warkii oo dhan »Itoobiya: Dowladda Soomaaliya ma awooddo inay si hufan uga shaqeyso meel ka baxsan gobolka Banaadir
Axad, September, 15, 2024 (HOL) - Ku-xigeenka Wakiilka Joogtada ah ee Itoobiya u fadhiya Midowga Afrika, Nebiyu Tedla, ayaa ka hadlay hada...
Warkii oo dhan »