Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay taageeridoonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya
Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri do...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo uga digtay macalimiinta dugsi qur’aanka iyo culimada inay u hoggaansamaan awaamiirta Alshabaab
Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa uga digtay in macallimiinta ...
Warkii oo dhan »Wasiirka Batroolka oo sheegay in qodista shidaalka Soomaaliya ay bilaabanayso bisha Abril 2025
Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Wasiirka Batroolka iyo Macdanta dowladda Soomaaliya Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in bish...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse: Ciidamada Shisheeye way baxayaan dhawaan, dowladda Soomaaliya ayaa masuul ka ah amniga dalka
Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay Soomaaliya in ay diyaar u tahay bixitaanka ciida...
Warkii oo dhan »Dagaal beeleed khasaare badan geystay oo maanta ka dhacay gobolka Mudug
Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed galinkii hore ee maanta ka dhacay ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ka hadlay Natiijadii Imtixaanka fasalka 12aad ee ay ku dhaceen intii badnayd ardayda Degaanka Soomaalida
Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa uu ku leeyahay ...
Warkii oo dhan »Sirdoonka Maraykanka oo sheegay in Cabdiqadir Muumin uu si aamusnaan ah ku noqday hoggaamiyaha guud ee Daacish
Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Sida laga soo xigtay sarkaal sare oo Maraykan ah oo aan la magacaabin, hoggaamiyaha kooxda Daacish ee Sooma...
Warkii oo dhan »Maleeshiyaad hubeysan oo gobolka Galgaduud ku dilay Nin iyo Xaaskiisa
Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in inta u dhaxeysa magaaloyinka Cadaado iyo Godinlabe X...
Warkii oo dhan »Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay koox ku eedeysan dil iyo dhac dadweyne
Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Taliska qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir ayaa howlgalo ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmooyinka...
Warkii oo dhan »Jaamacadda Carabta oo ugu baaqday dowladda Itoobiya inay ka fogaato falalka wax u dhimaya xasiloonida Soomaaliya
Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir-gudoomiyay kulan ay isugu yimaadeen wa...
Warkii oo dhan »