Wararka Maanta

Raysal Wasaare Xamse "Itoobiya waxay rabtaa iney xoog ku qaadato badda ama in loo hirgaliyo heshiiska MOU-ga"

Raysal Wasaare Xamse "Itoobiya waxay rabtaa iney xoog ku qaadato badda ama in loo hirgaliyo heshiiska MOU-ga"

SEP 10, 2024

 Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta markale si adag uga hadlay ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo dalalka ciidamadooda ka joogaan ugu baaqday ixtiraamka midnimadeeda dhuleed

Dowladda Soomaaliya oo dalalka ciidamadooda ka joogaan ugu baaqday ixtiraamka midnimadeeda dhuleed

SEP 10, 2024

 Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u dirtay dalalka ay ciidamadooda ka joogaan Soomaaliya, iyadoo ku ...

Warkii oo dhan »
Puntland: Dowladnimada Soomaaliya waxay kusii dhacaysaa god dheer

Puntland: Dowladnimada Soomaaliya waxay kusii dhacaysaa god dheer

SEP 10, 2024

 Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Puntland ayaa ku dhawaaqday in geeddi socodka dowladnimada Soomaaliya uu kusii dhacayo god dheer, iyada oo ...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Gaashaandhigga oo jawaab adag ka bixiyay hadalkii madaxweynaha Koonfur Galbeed

Wasiirka Gaashaandhigga oo jawaab adag ka bixiyay hadalkii madaxweynaha Koonfur Galbeed

SEP 10, 2024

 Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa si adag u...

Warkii oo dhan »
Jabuuti oo sheegtay in anay Itoobiya siin doonin deked ay 100% maamulato

Jabuuti oo sheegtay in anay Itoobiya siin doonin deked ay 100% maamulato

SEP 10, 2024

 Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Dowlada Jabuuti ayaa sheegtay in anay Itoobiya siin doonin deked ay 100% maamulkeeda yeelato, lakiin ay rab...

Warkii oo dhan »
In ka badan 40 ruux oo lagu dilay duqeyn ka dhacay xero barakacayaal ah oo ku taala Gaza

In ka badan 40 ruux oo lagu dilay duqeyn ka dhacay xero barakacayaal ah oo ku taala Gaza

SEP 10, 2024

Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo dhanka cirka...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo culus ka wada gobolka Gedo

Ciidamada Itoobiya oo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo culus ka wada gobolka Gedo

SEP 10, 2024

 Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen dhammaan garoomada diyaaradaha ee gobolka Gedo...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Laftagareen "25-kii Xildhibaan ee taageertay rabitaanka Shacabkooda waxay noola mid yihiin 13-kii SYL

Madaxweyne Laftagareen "25-kii Xildhibaan ee taageertay rabitaanka Shacabkooda waxay noola mid yihiin 13-kii SYL

SEP 09, 2024

 Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si adag uga hadlay xi...

Warkii oo dhan »
Xil Ciid: Villa Soomaaliya ayaa ka dambeysa in xildhibaanada laga mamnuuco inay saxaafadda kula hadlaan baarlamanka

Xil Ciid: Villa Soomaaliya ayaa ka dambeysa in xildhibaanada laga mamnuuco inay saxaafadda kula hadlaan baarlamanka

SEP 09, 2024

 Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si adag uga horyimid go’aan dhawaan kasoo baxay guddoonka ...

Warkii oo dhan »
Puntland oo sheegtay in dowladda Federaalka ay deeqaha waxbarasho u diidday ardayda Puntland

Puntland oo sheegtay in dowladda Federaalka ay deeqaha waxbarasho u diidday ardayda Puntland

SEP 09, 2024

 Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ardayda  reer Puntland u diidday deeqaha wax...

Warkii oo dhan »