Wararka Maanta
Nin hubeysnaa oo sadax Israa'iiliyiin ah ku dilay xadka Urdun iyo Daanta Galbeed
Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar uu ka geystay xaduuda u dhaxeysa Urdun iyo Daanta Galbeed ee la he...
Warkii oo dhan »Wasiirrada caafimaadka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo muujiyay cabasho ka dhan ah wasaaradda caafimaadka DFS
Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Wasiirada Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaa...
Warkii oo dhan »Golaha Wakiilada Somaliland oo markale diiday dacwada Xildhibaan Maxamed Abiib, iyo cambaaraynta xadhigiisa oo sii kordhaysa
Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Golaha Wakiilada Somaliland ayaa markale cod aqlabiyad ah ku diiday eedaha loo haysto Xildhibaan Maxamed Abiib,...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo xukun kala duwan ku riday askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda
Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday laba askari oo ka tirsanaa ciidanka d...
Warkii oo dhan »Qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay xiriirka Masar iyo Soomaaliya
Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah Culima'awdiinka Soomaaliyeed ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si adag uga hor ...
Warkii oo dhan »Khasaare xooggan oo ka dhashay dab qabsaday kaalin shidaal oo kutaala magaalada Garowe
Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Khasaare ba'an ayaa ka dhashay dab xalay qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla magaalada Garowe, caasimadda maam...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo beeniyay in Hoobiyaal lagu garaacay qeybo ka mid ah Muqdisho
Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa beeniyay in Xalay hoobiyaal lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalad...
Warkii oo dhan »Masar oo bilowday inay casriyayso diyaaradaheeda dagaalka xilli ay sii kordhayso xiisadda Itoobiya kala dhaxaysa
Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Masar ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis la gashay Shiinaha si ay u iibiso diyaaradaha dagaalka ee J-10C, iya...
Warkii oo dhan »Maxkamadda gobolka Galgaduud oo maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay askari horay dil u geystay
Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Waxaa maanta fagaare ku yaala magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud xukun dil toogasho ah lagula fuliyay a...
Warkii oo dhan »Laamaha amniga Puntland oo qabtay dhalinyaro geysatay falal amni darro ah oo laga abaabulay barta Tiktok
Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Laamaha ammaanka Puntland ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen koox dhallinyaro ah oo la rumeysan yahay in...
Warkii oo dhan »