Wararka Maanta
Golaha Wasiirada oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo ilaalinta qarannimada iyo madax bannaanida dalka
Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta yeeshay shirkoodii todobaadlaha ahaa ugu baaqay shacabka in ay u midoo...
Warkii oo dhan »Jabuuti oo Itoobiya ka sugaysa inay aqbasho hannaan lagu xallin karo xiisadda Soomaaliya
Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Mahamoud Ali Youssouf ayaa shaaca ka qaaday mar uu ka hadlayay sh...
Warkii oo dhan »Taliyayaasha u sarreeya Ciidanka Itoobiya oo maanta soo gaaray magaalada Jigjiga
Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Taliyaha guud ee Ciidanka Itoobiya Berhanu Jula iyo Ku xi...
Warkii oo dhan »Sheekh Shariif oo si adag u dhaliilay hanaanka dowladda Soomaaliya uga hortageyso damaca Itoobiya
Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag u dhaliilay hanaanka dowladda Feda...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya Hoobiyaal lagu garaacay qeybo ka mid magaalada Muqdisho
Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaal ah oo aroornimadii hore ee saakay lagu garaacay qeybo ka ...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo ciidamo badan oo gaashaaman ku daabushay xadka Soomaaliya
Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Itoobiya ayaa ciidamo badan oo gaashaaman ku daabushay xadka ay la wadaagto Soomaaliya, kadib markii Masar a...
Warkii oo dhan »Serbia oo Soomaaliya u tababari doonta duuliyayaal cusub oo dalku yeesho
Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Safiirka Soomaaliya ee Seerbiya, Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa booqday Dugsiga Tijaabada Duulimaadka ee Linx...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo shaacisay khasaaraha ka dhashay howlgalo laga fuliyay Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe
Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay khas...
Warkii oo dhan »Midowga Yurub oo madaxweynaha Soomaaliya kala hadlay dajinta xiisadda kala dhaxaysa Itoobiya
Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Josep Borrell Fontelles oo ah madaxweyne ku xigeenka ahna u qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha dibadda iyo ...
Warkii oo dhan »Minnesota : Shir Sannadeedka 21aad ee IANA oo Dhiirigelinaya Midnimada, xasilinta qoyska, iyo ilaanta diinta iyo dhaqanka
Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Kulankii 21aad ee Jamciyada Islamka ee Waqo...
Warkii oo dhan »