Wararka Maanta
Xukuumada Somaliland oo sheegtay in maxkamad la saarayo Xildhibaan Maxamed Abiib
Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf uu ku kacay falal qaran-dumisnimo ah, m...
Warkii oo dhan »Dagaal beeleed khasaare badan geystay oo ka dhacay gobolka Galgaduud
Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, ka...
Warkii oo dhan »Duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay xadka gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe
Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo saacadahii lasoo dhaafay lala eegtay goobo ay ku su...
Warkii oo dhan »Beesha caalamka oo ugu baaqday Soomaaaliya in la joojiyo dilka carruurta iyo dhalinyarada lagu helo dambiyada Shabaab
Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaab...
Warkii oo dhan »Puntland: Masar waxay doonaysaa inay Soomaaliya ka dhigato meel ay ku difaacato danaheeda Niilka
Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay, dowladda Masar ina...
Warkii oo dhan »Wasiir Alcadaala "Laba sano kadib majirto meel kooxda Al-shabaab Canshuur ka qaadato"
Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Alcada...
Warkii oo dhan »Soomaalida soo galootiga ku ah Canada oo la daalaa dhacaya shaqo la’aan iyo hoy la’aan
Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Soomaalida Soogalootiga ah ee ku nool dalka Canada ayaa wajahaya xaalado adag oo isugu jira shaqo la’aan i...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaalya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray dalka Shiinaha
Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray mag...
Warkii oo dhan »Golaha Wakiilada Somaliland oo laalay dacwada xil ka qaadista Xildhibaan Maxamed Abiib
Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Golaha Wakiilada Somaliland ayaa laalay dacwadii xil ka qaadista ee ka dhanka ahayd Xildhibaan Maxamed Abiib...
Warkii oo dhan »Dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah oo khuseeya labada dalka
Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Wasiiradda Gaashaandhiga dalalka Turkiga iyo Soomaaliya ayaa kulan la xariiray xoojinta iskaashiga iyo difaa...
Warkii oo dhan »