Wararka Maanta
Askari ka tirsan ciidanka dowladda oo Baledweyne ku dilay wiil dhalinyaro ahaa
Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil duhurnimadii maanta loogu geystay gudaha magaalada Baledweyne ee xarunt...
Warkii oo dhan »Shil gaari oo ay ku geeriyoodeen Hooyo iyo wiilkeeda oo ka dhacay magaalada Garowe
Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Shil gaari oo khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada kantaroolka Bari ee magaalada Garoowe ayaa sababay...
Warkii oo dhan »Sarkaal katirsan Booliiska Puntland oo sheegay inay Garowe ka buuxaan Shabaab iyo Daacish
Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Sarkaal katirsan ciidanka Booliiska Puntland ayaa sheegay inay magaalada Garowe ku sugan yihiin dad katirsan Sh...
Warkii oo dhan »Ciidanka dib u xureynta deegaanka oo Al-shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Hiiraan
Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Ciidamada dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda ayaa saacadahii laso dhaafay kooxda Al-shabaab...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo awaamiir cusub kusoo rogtay maraakiibta isticmaala biyaha Soomaaliya
Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday awaamiir cusub oo lagusoo rogay maraakiibta isticmaala biyaha Soomaaliya, iyadoo ...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada Buula burte
Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo galinkii dambe ee maanta ka dhacay gudaha magaalada Buu...
Warkii oo dhan »Banaanbax lagu taageerayay ciidanka Itoobiya oo Maanta ka dhacay degmada Waajid
Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Banaanbaxaan maanta ka dhacay degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa ahaa mid lagu taageerayay in deegaanada Koo...
Warkii oo dhan »Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo ku kala aragti duwanaaday bannaabaxyada Bakool ee lagu taageerayo ciidamada Itoobiya
Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Xildhibaano dhowr ah oo laga soo doorto Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si cad u taageeray banaanba...
Warkii oo dhan »Howgal ka dhan ah Al-shabaab oo markale ka bilaabanaya gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyay ee howlgalo ka d...
Warkii oo dhan »Jabuuti oo sheegtay inay marin biyood siinayso Itoobiya si loo xalliyo xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo bandhigay hindise ay dowladda Jabuuti ...
Warkii oo dhan »