Wararka Maanta

Talyaaniga oo Soomaaliya siiyay afar diyaaradood oo nooca Helicopter-ka ah ee loo yaqaanno Bell

Talyaaniga oo Soomaaliya siiyay afar diyaaradood oo nooca Helicopter-ka ah ee loo yaqaanno Bell

AUG 31, 2024

 Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay afar diyaaradood oo nooca helicopter-ka ah oo noocoodu yahay Bell 412EPX,...

Warkii oo dhan »
Suuq ku yaala degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho oo qaraxyo lagu weeraray

Suuq ku yaala degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho oo qaraxyo lagu weeraray

AUG 31, 2024

 Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Suuqa ugu weyn degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa lasoo warinaya inuu guban haayo mudo dhowr saaca...

Warkii oo dhan »
Itoobiya oo ku eedeysay Soomaaliya inay ka shaqaynayso sidii loo sii kordhin lahaa xiisadda labada dal

Itoobiya oo ku eedeysay Soomaaliya inay ka shaqaynayso sidii loo sii kordhin lahaa xiisadda labada dal

AUG 30, 2024

 Jimco, Agoosto, 30, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya Taye Atskeselassie, ayaa  ku eedeeyay madaxda Soomaaliya inay sii xu...

Warkii oo dhan »
Guddida Nabadgalyada Gobolka Sanaag oo amaro cusub soo saaray

Guddida Nabadgalyada Gobolka Sanaag oo amaro cusub soo saaray

AUG 30, 2024

 Jimco, Agoosto, 30, 2024 (HOL) - Guddida Nabadgalyada Gobolka Sanaag, ayaa amar ku bixisay in la joojiyo dadka qaar oo bilaabay in ay ka qaxaan ...

Warkii oo dhan »
Shacabka Xuddur oo kasoo horjeestay in ciidamada Ethiopia laga saaro Bakool laguna beddelo ciidamada Masar

Shacabka Xuddur oo kasoo horjeestay in ciidamada Ethiopia laga saaro Bakool laguna beddelo ciidamada Masar

AUG 30, 2024

 Jimco, Agoosto, 30, 2024 (HOL) - Maamulka degmada Xuddur ee gobolka Bakool oo ay wehliyaan mas’uuliyiinta gobolka iyo qeybaha bulshada ayaa dh...

Warkii oo dhan »
Macalin Mahdi: Askarta dowladda mushaarkooda iyo qoryahooda waxay ku cayaaraan 1XBET

Macalin Mahdi: Askarta dowladda mushaarkooda iyo qoryahooda waxay ku cayaaraan 1XBET

AUG 30, 2024

Jimco, Agoosto, 30, 2024 (HOL) - Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Banaadir, Macalin Mahdi, ayaa walaac weyn ka muujiyay in isticmaalka qamaarka 1XBET ...

Warkii oo dhan »
Askar Itoobiyaan ah oo doonaya inay Soomaaliya sii joogaan, iyagoo cabsi ka qaba ku laabashada dalkooda

Askar Itoobiyaan ah oo doonaya inay Soomaaliya sii joogaan, iyagoo cabsi ka qaba ku laabashada dalkooda

AUG 30, 2024

 Jimco, Agoosto, 30, 2024 (HOL) - Iyadoo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) uu gabagabo ku dhow yahay dhammaadka December 2024, waxaa...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sheegtay in ay ka difaaci doonto cidkasta oo amaan daro ka abuurta gobolka Sanaag

Somaliland oo sheegtay in ay ka difaaci doonto cidkasta oo amaan daro ka abuurta gobolka Sanaag

AUG 29, 2024

 Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland oo wacad ku martay in cid kasta oo gobolka Sanaag xasiloonidiisa iyo nabadgelyadiisa kha...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiil cusub oo  Itoobiya ay usoo magacowday Somaliland

Madaxweynaha Somaliland oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiil cusub oo Itoobiya ay usoo magacowday Somaliland

AUG 29, 2024

 Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay wakiil cusub oo ay Itoobiya u...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo si adag u cambaaraysay imaanshaha ciidamada Masar ee Soomaaliya

Somaliland oo si adag u cambaaraysay imaanshaha ciidamada Masar ee Soomaaliya

AUG 29, 2024

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga soo jorjeedsatay imaansha ciidamada Masar ee Soomaaliya, iyada oo sheegtay in...

Warkii oo dhan »