Wararka Maanta
Golaha Wasiiradda oo ansixiyay heshiis ay wada gaareen Soomaaliya iyo Shiinaha iyo waliba magacaabista masuul cusub
Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Kulanka Todobaadlaha ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah looga ha...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Biixi oo sheegay in ay jiraan dad raba in ay khalkhal galiyaan doorashooyinka Somaliland
Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in amaandarada Ceerigaabo looga danleeyahay in la kha...
Warkii oo dhan »Shirkadda Favori LLC oo ku eedeysay hay’adda duulista Soomaaliya inay fara galin ku hayso shaqadeeda
Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Shirkadda Favori oo maamusha adeegyada garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, ayaa walaac ka muujisay in hay'adda ...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay magaalada Buula mareer
Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay gudaha magaalada Buula mareer ee gobolka Shabee...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan xadgudub uu kula kacay dad shacab ah
Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xiray askari boolis ah oo muuqaal iska soo duubay isagoo xad-gudub k...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo walaac weyn ka muujisay ka guuridda howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ATMIS
Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Itoobiya ayaa ka dhawaajisay walaac ku saabsan ka bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee...
Warkii oo dhan »Taliye Dayax Cabdi "Sheydhaan Cali Dheeroow hadaad Janno rabto kaalay gaariga ugu horeeyo soo qaado ee is qarxi"
Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa si adag uga jawaabay ...
Warkii oo dhan »Diyaarado Militari oo laga leeyahay dalka Masar oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Labo diyaaradood oo laga leeyahay dalka Masar oo siday shaqaale iyo qalab ayaa ka soo degay garoonka diyaarada...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay Xiisad Colaadeed oo ka taagan magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag
Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed kasoo sa...
Warkii oo dhan »Somaliland oo dowladda Soomaaliya ku eedaysay colaada ka taagan gobolka Sanaag
Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa dowladda Soomaaliya ku eedaysay in ay gacan ku leedahay xiisada ka taagan gobolka Sa...
Warkii oo dhan »