Wararka Maanta

Somaliland: Jabhad shalay weerar ku qaaday Balligubadle oo la kala diray

Somaliland: Jabhad shalay weerar ku qaaday Balligubadle oo la kala diray

AUG 26, 2024

 Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Jabhad la baxday Sancaani 2 oo shalay weerar ku qaaday magaalada Balligubadle ee gobolka Hawd ee Somaliland, a...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Lataliyaha Arrimaha Ciidamada Qalabla Sida

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Lataliyaha Arrimaha Ciidamada Qalabla Sida

AUG 26, 2024

 Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Cabdullaahi ...

Warkii oo dhan »
Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo qof shacab ah u dilay muran ka dhashay 0.25 senti

Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo qof shacab ah u dilay muran ka dhashay 0.25 senti

AUG 26, 2024

Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xabbad ku dilay qof shacab ah oo lagu magacaabo Ismaaciil Cali M...

Warkii oo dhan »
Horjooge iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Horjooge iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

AUG 26, 2024

 Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa howlgal qorsheysan oo ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Biixi oo sheegay in go'aamada dowlada Soomaaliya anay waxba yeeli doonin Somaliland

Madaxweyne Biixi oo sheegay in go'aamada dowlada Soomaaliya anay waxba yeeli doonin Somaliland

AUG 26, 2024

 Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay in uu rabo in uu cunaqabat...

Warkii oo dhan »
Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA oo sheegay in anay  warbaahintu dhex ka noqon doonin qadiyada Somaliland

Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA oo sheegay in anay warbaahintu dhex ka noqon doonin qadiyada Somaliland

AUG 26, 2024

 Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa saxafiyiinta ugu baaqay in ay wararka iska hubsadaan isla markaa...

Warkii oo dhan »
Madaxweynahii hore ee dalka iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Beelaha Hawiye oo ka shiray cabashada ganacsatada Muqdisho

Madaxweynahii hore ee dalka iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Beelaha Hawiye oo ka shiray cabashada ganacsatada Muqdisho

AUG 26, 2024

 Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hoyga uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho k...

Warkii oo dhan »
Puntland oo xaqiijisay in ay Garowe soo galeen dad sharwadayaal ah oo khatar ku ah amniga

Puntland oo xaqiijisay in ay Garowe soo galeen dad sharwadayaal ah oo khatar ku ah amniga

AUG 26, 2024

 Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa sheegay inay Garowe soo galeen shaarwadaal ka shaqeynaya inay falal amni darro ka geyst...

Warkii oo dhan »
Heerarka Wabiga Shabelle oo sare u kacay awgeed oo laga digay fatahaada Beledweyne iyo deegaanada ku xeeran

Heerarka Wabiga Shabelle oo sare u kacay awgeed oo laga digay fatahaada Beledweyne iyo deegaanada ku xeeran

AUG 26, 2024

Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Hay’adda xogta Biyaha iyo Dhulka Soomaaliyeed ayaa soo saartay digniin ku saabsan fatahaadda webiga Shabeelle ee m...

Warkii oo dhan »
Cabdiraxmaan Cirro: Soomaaliya waxay weerar qaawan kusoo qaaday Somaliland dal iyo dad-ba

Cabdiraxmaan Cirro: Soomaaliya waxay weerar qaawan kusoo qaaday Somaliland dal iyo dad-ba

AUG 25, 2024

 Axad, Agoosto, 25, 2024 (HOL) - Musharaxa xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa go'aanka ay dow...

Warkii oo dhan »