Wararka Maanta
Cabdiraxmaan Cirro: Soomaaliya waxay weerar qaawan kusoo qaaday Somaliland dal iyo dad-ba
Axad, Agoosto, 25, 2024 (HOL) - Musharaxa xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa go'aanka ay dow...
Warkii oo dhan »Hoggaamiye Cabdulqaadir Firdhiye "Nabadda lama baryo, shan farood iyo calaacal ayaa lagu keensadaa"
Axad, Agoosto, 25, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha maamulka ku meel gaarka ee SSC Khaatumo oo kula hadlayay boqolaal ka tirsan ciidamada SSC Khaatumo ...
Warkii oo dhan »13,250 ruux oo Maanta u fariistay Imtixaanka Macalinimo ee Wasaaradda Waxbarashada
Axad, Agoosto, 25, 2024 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale oo ka mid ah gobolada dalka looga fariistay Imtixaan laga q...
Warkii oo dhan »Ciidamada Uganda ee ku sugan Soomaaliya oo isku diyaarinaya inay qeyb ka noqdaan howlgalka cusub ee AUSSOM
Axad, Agoosto, 25, 2024 (HOL) - Lt Gen. Kayanja Muhanga, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee dalka Uganda, ayaa booqasho ugu tagay Askarta Uganda ee ku ...
Warkii oo dhan »Somaliland: Koox hubaysan oo weerar ku qaaday magaalada Balligubadle
Axad, Agoosto, 25, 2024 (HOL) - koox hubaysan oo hore u sheegay in ay u dagaalamayaan urur siyaasadeedka Horseed ee Somaliland, ayaa saaka weera...
Warkii oo dhan »Xisbiga Waddani: Go'aamada Soomaaliya waxay abuurayaan colaad iyo cadaawad
Axad, Agoosto, 25, 2024 (HOL) - Xisbiga Waddani ayaa cambaareeyay go'aankii ay dowlada Soomaaliya shalay amarka joojinta isticmaaalka magaca Som...
Warkii oo dhan »Qaraxyo xoogan oo lagu gubay Suuqyada ugu waa weyn deegaanka Ceelasha Biyaha
Axad, Agoosto, 25, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo xoogan oo Xalay lala beegsaday Suuqyo waa weyn oo ku yaala deegaanka...
Warkii oo dhan »Puntland oo beenisay eedeynta UNICEF ee ah in ay dil toogasho ah ku fulisay carruur aan qaan-gaarin
Axad, Agoosto, 25, 2024 (HOL) - Puntland ayaa si kulul u beenisay hadal dhawaan ka soo yeeray hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhallaank...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in ay la xisaabtamayso xawaaladii joojisa isticmaalka magaceeda
Sabti, Agoosto, 24, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland oo ka jawaabaysa amarkii dowlada Soomaaliya ee ahaa in xawaaladuhu ay laga bilaabo 1 Septe...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo soo saartay amar ku socda Xawaaladaha iyo Shirkadaha kale ee Ganacsiga
Sabti, Agoosto, 24, 2024 (HOL) - Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda Xawaadaha i...
Warkii oo dhan »