Wararka Maanta

Faysal Cali Waraabe: Waan arkayay in xisbiga Waddani uu yahay xisbi ka shaqaynaya midnimada

Faysal Cali Waraabe: Waan arkayay in xisbiga Waddani uu yahay xisbi ka shaqaynaya midnimada

AUG 24, 2024

 Sabti, Agoosto, 24, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, Faysal Cali Waraabe, ayaa xisbiga Waddani ku eedeeyay in uu...

Warkii oo dhan »
Koonfur Galbeed: Waxaan cod dheer ku sheegeynaa in ay bannaan tahay in lala dagaalamo, lana tirtiro kuwa isbaarada dhigta

Koonfur Galbeed: Waxaan cod dheer ku sheegeynaa in ay bannaan tahay in lala dagaalamo, lana tirtiro kuwa isbaarada dhigta

AUG 24, 2024

 Sabti, Agoosto, 24, 2024 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay arrinta isbaaro...

Warkii oo dhan »
Xukuumada Somaliland oo sheegtay in xisbiga Waddani uu Soomaaliya xidhiidh la leeyahay

Xukuumada Somaliland oo sheegtay in xisbiga Waddani uu Soomaaliya xidhiidh la leeyahay

AUG 24, 2024

 Sabti, Agoosto, 24, 2024 (HOL) - Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Cabdinaasir Buuni, ayaa xisbiga Waddani ku eedeeyay in anay ka dhab a...

Warkii oo dhan »
Raysal wasaare Xamse oo beeniyay inay dowladda Federaalku cuqabatayn kusoo rogtay Puntland

Raysal wasaare Xamse oo beeniyay inay dowladda Federaalku cuqabatayn kusoo rogtay Puntland

AUG 24, 2024

 Sabti, Agoosto, 24, 2024 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa beeniyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay cunaqabate...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Sare oo Xukun ku riday Walaalo ku eedeysnaa dilka guddomiyahii deegaanka Mareereey

Maxkamadda Sare oo Xukun ku riday Walaalo ku eedeysnaa dilka guddomiyahii deegaanka Mareereey

AUG 24, 2024

 Sabti, Agoosto, 24, 2024 (HOL) - Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday laba nin oo walaalo ah oo lo...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Sare ee dalka oo Maanta dhageysaneysa kiiska Sayid Cali Macalin Daa'uud

Maxkamadda Sare ee dalka oo Maanta dhageysaneysa kiiska Sayid Cali Macalin Daa'uud

AUG 24, 2024

 Sabti, Agoosto, 24, 2024 (HOL) - Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta oo Sabti ah dhageysaneysa cabashada ay u gudbiyeen qareenada difaacaya Say...

Warkii oo dhan »
Xisbiga Waddani oo hadalkii Raysal Wasaare Xamse ku tilmaamay mid Somaliland lagu kala qaybinayo

Xisbiga Waddani oo hadalkii Raysal Wasaare Xamse ku tilmaamay mid Somaliland lagu kala qaybinayo

AUG 23, 2024

 Jimco, Agoosto, 23, 2024 (HOL) - Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa hadalkii Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre uu ku shee...

Warkii oo dhan »
Shirkadaha Ethiopian Airlines iyo Flydubai oo qaatay amarkii kasoo baxay dowladda Soomaaliya

Shirkadaha Ethiopian Airlines iyo Flydubai oo qaatay amarkii kasoo baxay dowladda Soomaaliya

AUG 23, 2024

 Jimco, Agoosto, 23, 2024 (HOL) - Shirkadaha duulimaadyada Ethiopian Airlines iyo Flydubai ayaa u hoggaansamay amar Shalay kasoo baxay Hay'adda D...

Warkii oo dhan »
Flydubai oo fulisay dalabka Soomaaliya, Ethiopian Airlines oo wajahaysa joojinta duulimaadyada sababo la Xiriirta arrinta Somaliland

Flydubai oo fulisay dalabka Soomaaliya, Ethiopian Airlines oo wajahaysa joojinta duulimaadyada sababo la Xiriirta arrinta Somaliland

AUG 23, 2024

 Jimco, Agoosto, 23, 2024 (HOL) - Flydubai ayaa si buuxda u fulisay amar ka yimid Hay'adda Duulista Hawada Soomaaliyeed (SCAA) oo ku saabsan qaab...

Warkii oo dhan »
IOM oo si degdeg ah u codsanaysa $18.5M si loola dagaallamo faafitaanka cudurka mpox ee Afrika

IOM oo si degdeg ah u codsanaysa $18.5M si loola dagaallamo faafitaanka cudurka mpox ee Afrika

AUG 23, 2024

 Jimco, Agoosto, 23, 2024 (HOL) - Hay'adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa si degdeg ah u codsanaysa $18.5 milyan si loo xakameeyo faafitaan...

Warkii oo dhan »