Wararka Maanta

IOM oo si degdeg ah u codsanaysa $18.5M si loola dagaallamo faafitaanka cudurka mpox ee Afrika

IOM oo si degdeg ah u codsanaysa $18.5M si loola dagaallamo faafitaanka cudurka mpox ee Afrika

AUG 23, 2024

 Jimco, Agoosto, 23, 2024 (HOL) - Hay'adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa si degdeg ah u codsanaysa $18.5 milyan si loo xakameeyo faafitaan...

Warkii oo dhan »
Raysal Wasaare Xamse "Itoobiya kama mid noqon doonto howlgalka cusub hadii aysan ka noqon heshiiski MOU-da"

Raysal Wasaare Xamse "Itoobiya kama mid noqon doonto howlgalka cusub hadii aysan ka noqon heshiiski MOU-da"

AUG 23, 2024

 Jimco, Agoosto, 23, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Itoobiya...

Warkii oo dhan »
UNICEF oo Puntland ku cambaareysay dil ay ku fulisay afar caruur ah oo lala xiriiriyay Al-Shabaab

UNICEF oo Puntland ku cambaareysay dil ay ku fulisay afar caruur ah oo lala xiriiriyay Al-Shabaab

AUG 23, 2024

 Jimco, Agoosto, 23, 2024 (HOL) - UNICEF ayaa si kulul u cambaareysay dilka afar dhalinyaro ah oo toddobaadkii hore ay ku fulisay maamul goboleed...

Warkii oo dhan »
SSC Khaatumo oo digniin culus kasoo saartay Safarka Madaxweynaha Somaliland ee gobolka Sanaag

SSC Khaatumo oo digniin culus kasoo saartay Safarka Madaxweynaha Somaliland ee gobolka Sanaag

AUG 23, 2024

Jimco, Agoosto, 23, 2024 (HOL) - Hogaanka sare ee maamulka SSC Khaatumo ayaa si adag u cambaareeyay safar maalmahii lasoo dhaafay uu madaxweynaha Soma...

Warkii oo dhan »
Khilaaf ka dhashay xil ka qaadis lagu sameeyay Agaasimaha Hay’adda Istaastitikadda Qaranka

Khilaaf ka dhashay xil ka qaadis lagu sameeyay Agaasimaha Hay’adda Istaastitikadda Qaranka

AUG 23, 2024

 Jimco, Agoosto, 23, 2024 (HOL) - Waxaa banaanka u soo baxay khilaaf hareeyay Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo u dhaxeeya sadaxda masuul ee Wa...

Warkii oo dhan »
Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland iyo xisbiyada oo heshiis gaadhay

Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland iyo xisbiyada oo heshiis gaadhay

AUG 22, 2024

 Khamiis, Agoosto, 22, 2024 (HOL) - Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland, xisbiyada iyo ururada oo heshiis kaa gaadhay Hirgalinta Nidaamka Hubi...

Warkii oo dhan »
Australia oo cunaqabatayn ku soo rogtay ku dhawaad 20 xubnood oo katirsan Alshabaab

Australia oo cunaqabatayn ku soo rogtay ku dhawaad 20 xubnood oo katirsan Alshabaab

AUG 22, 2024

 Khamiis, Agoosto, 22, 2024 (HOL) - Australia ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay  ku dhawaad 20 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, sida la...

Warkii oo dhan »
Koonfur Galbeed oo qaadday howlgal ka dhan ah isbaarooyin sharci darro ah oo yaalay Shabeellada Hoose

Koonfur Galbeed oo qaadday howlgal ka dhan ah isbaarooyin sharci darro ah oo yaalay Shabeellada Hoose

AUG 22, 2024

 Khamiis, Agoosto, 22, 2024 (HOL) - Wasaaradda amniga maamulka Koonfur Galbeed ayaa bilowday howlgal lagu burburinayo isbaarooyinka sharci darro ...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

AUG 22, 2024

 Khamiis, Agoosto, 22, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Yaaqabari weyne ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in saakay halka...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi "Waxaan aragna in ciidamada Itoobiya doonayaan iney qasab kusii joogaan Soomaaliya"

Wasiir Fiqi "Waxaan aragna in ciidamada Itoobiya doonayaan iney qasab kusii joogaan Soomaaliya"

AUG 22, 2024

 Khamiis, Agoosto, 22, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag ugu eedeeyay raysal wasaaraha...

Warkii oo dhan »