Wararka Maanta

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo mamnuucay cid aan ahayn wasaaradda maaliyadda inay ururiso dakhliga dowladda

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo mamnuucay cid aan ahayn wasaaradda maaliyadda inay ururiso dakhliga dowladda

AUG 22, 2024

 Khamiis, Agoosto, 22, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barr...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo jawaab culus ka bixisay hadalkii Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo ee dalka Itoobiya

Dowladda Soomaaliya oo jawaab culus ka bixisay hadalkii Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo ee dalka Itoobiya

AUG 21, 2024

 Arbaco, Agoosto, 21, 2024 (HOL) - Xoghayaha Joogta ee Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Aadan Xaadoow ayaa si kul...

Warkii oo dhan »
Faahfaahin ku saabsan qaraxyo baabuur lagusoo raray oo lagu burburiyay Ceelasha Biyaha

Faahfaahin ku saabsan qaraxyo baabuur lagusoo raray oo lagu burburiyay Ceelasha Biyaha

AUG 21, 2024

Arbaco, Agoosto, 21, 2024 (HOL) - Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa gaar...

Warkii oo dhan »
Hay'adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay shirkadda Duulimaadyada Ethiopia

Hay'adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay shirkadda Duulimaadyada Ethiopia

AUG 21, 2024

 Arbaco, Agoosto, 21, 2024 (HOL) - Hay’adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka wa...

Warkii oo dhan »
Itoobiya oo wada dhaqdhaaqyo ay Ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya

Itoobiya oo wada dhaqdhaaqyo ay Ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya

AUG 21, 2024

 Arbaco, Agoosto, 21, 2024 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa billowday dhaqdhaqaaqyo ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya, tallaabadaas oo qeyb ...

Warkii oo dhan »
Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

AUG 21, 2024

 Arbaco, Agoosto, 21, 2024 (HOL) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay bar koontarool oo ku taala inta ...

Warkii oo dhan »
Qaramada Mdioobay oo beenisay inay soo saartay digniin Amni oo Ku wajahan shaqaalaheeda Muqdisho

Qaramada Mdioobay oo beenisay inay soo saartay digniin Amni oo Ku wajahan shaqaalaheeda Muqdisho

AUG 21, 2024

 Arbaco, Agoosto, 21, 2024 (HOL) - Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa iska fogeeyay warbixin la sheegay in Qaramada Midoobay a...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Muuse Biixi: Waxaanu go'aansanay in aanu difaaca iyo doorashada midayno

Madaxweyne Muuse Biixi: Waxaanu go'aansanay in aanu difaaca iyo doorashada midayno

AUG 20, 2024

 Talaado, Agoosto, 20, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in xukuumadiisu ay go'aansatay in Somaliland-na la di...

Warkii oo dhan »
Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda oo guddoomiyay shir looga hadlaayay xasilinta deegaanada Hirshabeelle

Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda oo guddoomiyay shir looga hadlaayay xasilinta deegaanada Hirshabeelle

AUG 20, 2024

 Talaado, Agoosto, 20, 2024 (HOL) - Raysal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta guddoomiyay shir ...

Warkii oo dhan »
Xisbiga haya talada Itoobiya oo jawaab ka bixiyay hadal uu sii daayay madaxweynaha Soomaaliya

Xisbiga haya talada Itoobiya oo jawaab ka bixiyay hadal uu sii daayay madaxweynaha Soomaaliya

AUG 20, 2024

 Talaado, Agoosto, 20, 2024 (HOL) - Madaxweyne Ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo ee haya talada dalka Itoobiya Aadan Faarax Ibraahim oo qoraal dheer s...

Warkii oo dhan »