Wararka Maanta

Puntland oo beenisay in dowladda Federalka ay ka heshay lacag dhan 6 milyn ah oo dollar

Puntland oo beenisay in dowladda Federalka ay ka heshay lacag dhan 6 milyn ah oo dollar

AUG 19, 2024

 Isniin, Agoosto, 19, 2024 (HOL) - Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa beeniyay hadal ka soo yeeray wasiir ku xigeenka was...

Warkii oo dhan »
SSC Khaatumo oo digniin ka bixisay duulaanka Somaliland ee gobolka Sool

SSC Khaatumo oo digniin ka bixisay duulaanka Somaliland ee gobolka Sool

AUG 19, 2024

 Isniin, Agoosto, 19, 2024 (HOL) - Maamulka SSC Khaatumo ayaa digniin culus u diray Somaliland ka dib markii ay Somaliland ku dhawaaqday dagaal a...

Warkii oo dhan »
Ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland oo Al-shabaab kala wareegay in ka badan 10 tuulo

Ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland oo Al-shabaab kala wareegay in ka badan 10 tuulo

AUG 19, 2024

 Isniin, Agoosto, 19, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgalo saacado bad...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Biixi oo dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay ku hawlantahay burburinta Somaliland

Madaxweyne Biixi oo dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay ku hawlantahay burburinta Somaliland

AUG 18, 2024

 Axad, Agoosto, 18, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo taliska bariga ee Oog kula hadlayay ciidamada millateriga, ayaa sh...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo go'aano kasoo saartay cabashada Darawalada Bajaajyada Muqdisho

Dowladda Fedaraalka oo go'aano kasoo saartay cabashada Darawalada Bajaajyada Muqdisho

AUG 18, 2024

 Axad, Agoosto, 18, 2024 (HOL) - Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa ...

Warkii oo dhan »
Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo laga fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Baay

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo laga fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Baay

AUG 18, 2024

 Axad, Agoosto, 18, 2024 (HOL) - Ciidamada Daraawshiita maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa dadka deegaanka ayaa maanta howlgalo qorsheysan oo ka d...

Warkii oo dhan »
Puntland: Xasan Sheikh Maxamuud iyo gabadhiisa ayuu dalku gacanta u galay

Puntland: Xasan Sheikh Maxamuud iyo gabadhiisa ayuu dalku gacanta u galay

AUG 18, 2024

 Axad, Agoosto, 18, 2024 (HOL) - Dowlad Goboleedka Puntland ayaa riyo ku tilmaamtay in dowladda madaxweyne Xasan Sheikh ay dalka ka qabato dooras...

Warkii oo dhan »
Safiirka UK ee Soomaaliya oo ka jawaabay eedayn uga timid wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya

Safiirka UK ee Soomaaliya oo ka jawaabay eedayn uga timid wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya

AUG 18, 2024

 Axad, Agoosto, 18, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa cambaareeyay hadal uu bartiisa X kuso...

Warkii oo dhan »
Jarmalka oo soo musaafurinaya nin Soomaal ah oo madaxa ka gooyay nin saaxiibkiis ah

Jarmalka oo soo musaafurinaya nin Soomaal ah oo madaxa ka gooyay nin saaxiibkiis ah

AUG 18, 2024

 Axad, Agoosto, 18, 2024 (HOL) - Jarmalka ayaa lagu wadaa inuu dalkiisa ka musaafuriyo nin Soomaali ah oo muhaajir ah oo  madaxa ka gooyay n...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh "Waa riyo aan rumoobi doonin in Itoobiya ay dhulkeena qaadato ee hadana badeena ku darsato”

Madaxweyne Xasan Sheekh "Waa riyo aan rumoobi doonin in Itoobiya ay dhulkeena qaadato ee hadana badeena ku darsato”

AUG 18, 2024

 Axad, Agoosto, 18, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale si adag uga hadlay damaca iyo xad...

Warkii oo dhan »