Wararka Maanta

Ciidamada Kenya oo weerar ku qaaday xero ay Al-Shabaab ku lahaayeen degaan hoos yimaada Gaarisa

Ciidamada Kenya oo weerar ku qaaday xero ay Al-Shabaab ku lahaayeen degaan hoos yimaada Gaarisa

AUG 16, 2024

 Jimco, Agoosto, 16, 2024 (HOL) - Howlgal qorsheysan oo ciidamada Kenya ay fuliyeen ayaa lagu weeraray xero Al-Shabaab ay ku lahaayeen deegaanka ...

Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kordhiyay waqtiga howlgalka ATMIS illaa dhammaadka 2024

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kordhiyay waqtiga howlgalka ATMIS illaa dhammaadka 2024

AUG 16, 2024

 Jimco, Agoosto, 16, 2024 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay oggolaanshaha howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Maaliyadda oo ganacsatada fartay inay dhaqan galiyaan canshuurta iibka ee badeedacaha iyo adeegyada

Wasaaradda Maaliyadda oo ganacsatada fartay inay dhaqan galiyaan canshuurta iibka ee badeedacaha iyo adeegyada

AUG 16, 2024

 Jimco, Agoosto, 16, 2024 (HOL) - Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in 18-ka bishaan dhammaan xar...

Warkii oo dhan »
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo qaylo dhaan Ka muujiyay hubka sharci darada ah ee ka soo qulqulaya Itoobiya

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo qaylo dhaan Ka muujiyay hubka sharci darada ah ee ka soo qulqulaya Itoobiya

AUG 16, 2024

 Jimco, Agoosto, 16, 2024 (HOL) - Ergeyga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle ayaa walaac xooggan ka muujiyay hubka sha...

Warkii oo dhan »
Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay in xal degdeg ah lagasoo saarayo cabashada bajaajlayaasha

Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay in xal degdeg ah lagasoo saarayo cabashada bajaajlayaasha

AUG 15, 2024

 Khamiis, Agoosto, 15, 2024 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir, Maxamed Aadan Diiriye Yabooh, ayaa sheegay maamulka gobolka Banaadir...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Qoor Qoor oo weerar afka ah ku qaaday Musharaxiinta u tagaan xilka madaxweynaha Galmudug

Madaxweyne Qoor Qoor oo weerar afka ah ku qaaday Musharaxiinta u tagaan xilka madaxweynaha Galmudug

AUG 15, 2024

 Khamiis, Agoosto, 15, 2024 (HOL) -Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa weerar culus oo afka ah ku qaaday musharaxii...

Warkii oo dhan »
Itoobiya oo xaqiijisay in ay ka go’an tahay dadaallada diblumaasiyadeed ee lagu xaqiijinayo gelitaankeeda biyaha Soomaaliya

Itoobiya oo xaqiijisay in ay ka go’an tahay dadaallada diblumaasiyadeed ee lagu xaqiijinayo gelitaankeeda biyaha Soomaaliya

AUG 15, 2024

 Khamiis, Agoosto, 15, 2024 (HOL) - Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa xaqiijisay in ay ka go’an tahay dadaallada diblumaasiyadeed ee la...

Warkii oo dhan »
Ajaaniib laga helay Cudurka HIV oo laga masaafuriyay magaalada Muqdisho

Ajaaniib laga helay Cudurka HIV oo laga masaafuriyay magaalada Muqdisho

AUG 15, 2024

 Khamiis, Agoosto, 15, 2024 (HOL) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in 35 ruux oo isugu jira Soomaali iyo Ajaaniib ka shaqeynayay...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo sare u qaadaysa ka-hortagga cudurka Furuqa Daanyeerka MPOX

Soomaaliya oo sare u qaadaysa ka-hortagga cudurka Furuqa Daanyeerka MPOX

AUG 15, 2024

 Khamiis, Agoosto, 15, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sare u qaadaysa dadaallada ka hortagga cudurka furuqa daanyeerka (mpox) kadib markii...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Masar oo heshiis muhiim ah ku kala saxiixday magaalada Qaahira

Soomaaliya iyo Masar oo heshiis muhiim ah ku kala saxiixday magaalada Qaahira

AUG 14, 2024

 Arbaco, Agoosto, 14, 2024 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa maanta magaalada Qaahira ee Caasimadda dalkaas ku kala saxiixday heshiiska...

Warkii oo dhan »