Wararka Maanta

Soomaaliya iyo Masar oo heshiis muhiim ah ku kala saxiixday magaalada Qaahira

Soomaaliya iyo Masar oo heshiis muhiim ah ku kala saxiixday magaalada Qaahira

AUG 14, 2024

 Arbaco, Agoosto, 14, 2024 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa maanta magaalada Qaahira ee Caasimadda dalkaas ku kala saxiixday heshiiska...

Warkii oo dhan »
Muqdisho: 26,570 qof oo tartan u galay boosas looga baahan yahay 3,000 macalin

Muqdisho: 26,570 qof oo tartan u galay boosas looga baahan yahay 3,000 macalin

AUG 14, 2024

 Arbaco, Agoosto, 14, 2024 (HOL) - Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 26,570 ...

Warkii oo dhan »
Waa kuma Hakan Fidan: Diplomaasiga Turkiga oo horseed ka ah wadaxaajoodka Soomaaliya iyo Itoobiya

Waa kuma Hakan Fidan: Diplomaasiga Turkiga oo horseed ka ah wadaxaajoodka Soomaaliya iyo Itoobiya

AUG 14, 2024

 Arbaco, Agoosto, 14, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Hakan Fidan, ayaa soo jiitay indhaha caalamka sida weyn ee uu uga dhexmu...

Warkii oo dhan »
Xaafado ka tirsan magaalada Baledweyne oo sameystay ciidamo u gaar ah

Xaafado ka tirsan magaalada Baledweyne oo sameystay ciidamo u gaar ah

AUG 14, 2024

Arbaco, Agoosto, 14, 2024 (HOL) - Iyadoo amniga magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu si weyn faraha uga baxay mudooyinkii dambe ayaa dad...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray dalka Masar

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray dalka Masar

AUG 14, 2024

Arbaco, Agoosto, 14, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa gaaray...

Warkii oo dhan »
Ilhaan Cumar oo ku guulaysatay isreeb-reebka doorashada Dimuqraadiga ee Minnesota

Ilhaan Cumar oo ku guulaysatay isreeb-reebka doorashada Dimuqraadiga ee Minnesota

AUG 14, 2024

 Arbaco, Agoosto, 14, 2024 (HOL) - Ilhan Cumar oo ah xildhibaanad laga soo doorto dalka Mareykanka oo ka tirsan xisbiga Dimuquraadiga, kana mid a...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi: Soomaaliya waxaa weli ka go’an in la gaaro natiijo nabadeed oo faa’iido wadaag u ah labada dal

Wasiir Fiqi: Soomaaliya waxaa weli ka go’an in la gaaro natiijo nabadeed oo faa’iido wadaag u ah labada dal

AUG 13, 2024

 Talaado, Agoosto, 13, 2024 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa isku afgartay in la aado wajiga saddexaad wada xaajoodka lagusoo afjar...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sheegtay in ay fulinayso heshiiskii ay la gashay Itoobiya

Somaliland oo sheegtay in ay fulinayso heshiiskii ay la gashay Itoobiya

AUG 13, 2024

 Talaado, Agoosto, 13, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay dhaqan-galindoonto heshiiskii isfahan ee ay dhawaan la gashay dalka ...

Warkii oo dhan »
Maamulka gobolka Banaadir oo si adag uga hadlay banaanbax maanta ka dhacay Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir oo si adag uga hadlay banaanbax maanta ka dhacay Muqdisho

AUG 13, 2024

Talaado, Agoosto, 13, 2024 (HOL) - Iyadoo maanta banaanbax cabasho ah ka dhigeen gudaha magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Wadayaasha Mooto Bajaajyada ...

Warkii oo dhan »
Wada hadaladii dadbanaa ee Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday Ankara oo lagu heshiin waayay

Wada hadaladii dadbanaa ee Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday Ankara oo lagu heshiin waayay

AUG 13, 2024

 Talaado, Agoosto, 13, 2024 (HOL) - Waxaa burburay wada hadaladii dadbanaa ee ergooyinka Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday magaalada Ankara ee T...

Warkii oo dhan »