Wararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheikh: Dowladdu waxay keentay nidaam casri ah oo lagu kalsoonaan karo, laakiin canshuur cusub oo lasoo rogay ma jirto
Sabti, Agoosto, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo caawa khudbad jeediyay ayaa ka hadlay cabashooyinka laga muu...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo ka hortimid go'aanka dowladda Fedaraalka ku qaadeyso Canshuuraha Iibka
Sabti, Agoosto, 17, 2024 (HOL) - Wasaaradda Maaliyadda maamul goboleedka Jubbaland ayaa si cad uga hortimid go'aanka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda ...
Warkii oo dhan »Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka oo gudbiyay codsi ku aaddan in baarlamaanku ka doodo cabashooyinka canshuuraha
Sabti, Agoosto, 17, 2024 (HOL) - Xildhibaano katirsan Baarlamaanka ayaa ugu baaqay guddoomiyaha baarlamaanka in ajandaha baarlamaanka lagu soo d...
Warkii oo dhan »Faysal Cali Waraabe oo heshiiska Masar iyo Soomaaliya ku tilmaamay talaabo aan laga fiirsan
Sabti, Agoosto, 17, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in heshiiska ciidan ee Ma...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Biixi: Turkigu Somaliland wuu ka waayay wax aan qaranimadeeda ahayn
Sabti, Agoosto, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Turkigu uu dadaalo ku bixiyay midaynta Somaliland iy...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay duuleedka magaalada Muqdisho
Sabti, Agoosto, 17, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Xalay ku dhexmaray deegaanka Ceelasha Biyaha ee duuleedka magaalada ...
Warkii oo dhan »UK oo magdhow u furaysa dadkii ku dhintay weerarkii xeebta Liido
Sabti, Agoosto, 17, 2024 (HOL) - Dhibanayaasha iyo qoysaska kasoo jeeda UK ee ay waxyeelladu kasoo gaartay weerarkii Al-Shabaab ee 2-dii August ...
Warkii oo dhan »Puntland oo saakay xukun dil ah ku fulisay 10 xubnood oo katirsanaa kooxda Alshabaab
Sabti, Agoosto, 17, 2024 (HOL) - Toban xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saakay lagu toogtay magaalada Gaalkacyo kadib markii ay...
Warkii oo dhan »Ciidanka dowladda oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ka sameeyay gobolka Bakool
Sabti, Agoosto, 17, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa howlgalo qorsheysan oo dhan ahaa ...
Warkii oo dhan »Uganda oo Maraykanka oo ka dalbatay 100 Bilyan oo dollar ah oo ah magdhowga ciidamada looga dilay Soomaaliya
Sabti, Agoosto, 17, 2024 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda General Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiil uu dhalay Madaxweyne Museveni ayaa Mar...
Warkii oo dhan »