Wararka Maanta

Baledweyne:- Nin ganacsade ahaa oo lagu dhex dilay goobtiisa ganacsi

Baledweyne:- Nin ganacsade ahaa oo lagu dhex dilay goobtiisa ganacsi

AUG 12, 2024

 Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Kooxo hubeysan ayaa goordhaw nin ganacsade ahaa ku dhex dilay goobtiisa ganacsi oo ku taalay Xaafada Howlwadaa...

Warkii oo dhan »
Daa’uud Aways: Ethiopia wax ka baxsan ganacsi ugama ogolaandoono baddeenna

Daa’uud Aways: Ethiopia wax ka baxsan ganacsi ugama ogolaandoono baddeenna

AUG 12, 2024

Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys, ayaa sheegay, Soomaaliya inay ku adkaysanayso in aysan marnaba ka t...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sheegtay in Soomaaliya ay Itoobiya siin karto uun inta ay maamusho ee Badwaynta Hindiya

Somaliland oo sheegtay in Soomaaliya ay Itoobiya siin karto uun inta ay maamusho ee Badwaynta Hindiya

AUG 12, 2024

 Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Soomaaliya ay heshiis kula gali karto Itoobiya  inta ay maamusho ee...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Turkiga oo rajo wanaagsan ka muujiyay wadahadalada maanta dalkiisa uga furmaya Soomaaliya iyo Ethiopia

Madaxweynaha Turkiga oo rajo wanaagsan ka muujiyay wadahadalada maanta dalkiisa uga furmaya Soomaaliya iyo Ethiopia

AUG 12, 2024

 Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta oo Isniin ah wadahadaladii labaad uu kaga ka billaabanayaa magaa...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo khasaare geystay oo ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan

Qaraxyo khasaare geystay oo ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan

AUG 12, 2024

 Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya laba qarax oo Shalay galinkii dambe ka dhacay magaalada Jalalaqsi ee gobol...

Warkii oo dhan »
Xildhibaanno ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh inuu wado abaabulo lagu qeybinayo Puntland

Xildhibaanno ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh inuu wado abaabulo lagu qeybinayo Puntland

AUG 11, 2024

 Axad, Agoosto, 11, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah xildhibaannada beesha Warsangali  ee kasoo jeeda gobolka Sanaag ayaa ku eedeeyay madaxweyne X...

Warkii oo dhan »
Wafuud ka socota Soomaaliya oo gaaray magaalada Ankara ka hor wajiga labaad ee wada xaajoodka Ethiopia

Wafuud ka socota Soomaaliya oo gaaray magaalada Ankara ka hor wajiga labaad ee wada xaajoodka Ethiopia

AUG 11, 2024

 Axad, Agoosto, 11, 2024 (HOL) - Wafuud ka socota dowladda Soomaaliya ayaa gaaray dalka Turkiga ka hor wadahadallo heer sare ah oo ay la yeelanay...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya laba ruux oo lagu dilay deegaanka Baalal dheer ee gobolka Galgaduud

Faahfaahino kasoo baxaya laba ruux oo lagu dilay deegaanka Baalal dheer ee gobolka Galgaduud

AUG 11, 2024

 Axad, Agoosto, 11, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Xalay maleeshiyaad hubeysan ay ku dileen tuulada Baa...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo si adag uga hadlay soojeedintii Turkiga ee arrimaha badda

Madaxweynaha Somaliland oo si adag uga hadlay soojeedintii Turkiga ee arrimaha badda

AUG 11, 2024

 Axad, Agoosto, 11, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada berbera, ayaa wax aan suuragal ahayn ku tilmaama...

Warkii oo dhan »
Nin Soomaali ah oo magangalyo doono oo loo xiray inuu kufsaday gabar 14 jir ah

Nin Soomaali ah oo magangalyo doono oo loo xiray inuu kufsaday gabar 14 jir ah

AUG 11, 2024

 Axad, Agoosto, 11, 2024 (HOL) - Nin magangelyo-doon ah oo  Soomaali ah ayaa loo xiray inuu ku kufsaday gabar 14-jir ah gudaha dalka Austria...

Warkii oo dhan »