Wararka Maanta
Puntland oo qabatay mid kamid ah Shabaabkii ka baxsaday xabsi kuyaala Gaalkacyo
Axad, Agoosto, 11, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliska Gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay Barkhad Cawil Xirsi oo ka mid ahaa Afar maxbuus oo ka tirsanaa ...
Warkii oo dhan »Dab xoogan oo ka kacay Suuq weyn oo ku yaala magaalada Jowhar
Axad, Agoosto, 11, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya inuu dab xoogan saakay k...
Warkii oo dhan »Faysal Ali Waraabe: Itoobiya waligeedba way ixtiraamtaa madaxbaannida Soomaaliya lakiin Somaliland kama mid aha
Sabti, Agoosto, 10, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Itoobiya ay markasta ixtiraam u hay...
Warkii oo dhan »Xasan Cali Kheyre oo si adag uga jawaab celiyay hadalkii madaxweyne Xasan Sheekh
Sabti, Agoosto, 10, 2024 (HOL) - Raysal wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qoraal uu soo saaray si adag ugu dhaliilay madaxwey...
Warkii oo dhan »Ciidamada badda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Yurub oo soo gabagabeeyay dhoolatus ciidan oo ay sameeyeen
Sabti, Agoosto, 10, 2024 (HOL) - Ciidamada Ilaalada Xeebaha Soomaaliya oo kaashanayay Howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa soo gebagebeeyey ...
Warkii oo dhan »Seychelles oo maxkamadeysa 6 qof oo looga shakisan yahay inay yihiin burcad badeed Soomaali ah
Sabti, Agoosto, 10, 2024 (HOL) - Maxkamadda Sare ee dalka Seychelles ayaa bartamaha bisha January ee sannadka 2025 u muddaysay dhegaysiga ...
Warkii oo dhan »Guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo Maaliyadda degmada Baledweyne oo la dilay
Sabti, Agoosto, 10, 2024 (HOL) - Kooxo hubeysan ayaa Xalay gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dilay guddoomiye ku xigeenk...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh "Dalka doorasho qof iyo cod ah ayuu galayaa ka noqosho iyo ka tanaasulid malahan"
Sabti, Agoosto, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu jeediyay kaga hadalay arrimo ...
Warkii oo dhan »Turkiga: Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya waxay kusoo dhamaanaysaa in Itoobiya ay galaangal u yeelato badda
Sabti, Agoosto, 10, 2024 (HOL) - Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku kulmi doona Ankara toddobaadkan si ay uga wada h...
Warkii oo dhan »Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa ATMIS oo howlgal wadajir ah ka sameeyay Shabeellaha Hoose
Jimco, Agoosto, 9, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa ATMIS ee ku sugan degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Ho...
Warkii oo dhan »