Wararka Maanta
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa ATMIS oo howlgal wadajir ah ka sameeyay Shabeellaha Hoose
Jimco, Agoosto, 9, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa ATMIS ee ku sugan degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Ho...
Warkii oo dhan »Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo taageero u muujisay Musharax Raila Odinga
Jimco, Agoosto, 9, 2024 (HOL) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo isaga hartay tartanka loo...
Warkii oo dhan »Heshiis is afgarad oo laga gaaray colaad beeleed ka jirtay gobolka Shabeellaha dhexe
Jimco, Agoosto, 9, 2024 (HOL) - Mudo dheer kadib waxaa heshiis is afgarad ah laga gaaray gogol nabadeed oo dhawanahaan taalay deegaanka Burka Di...
Warkii oo dhan »Wasiir Khadiija Al-Makhsuumi "Dadka jara Dhirta iyo kuwa Bacda dalkeena keenaya waxay la mid yihiin khawaarijta"
Jimco, Agoosto, 9, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Al-Makhsu...
Warkii oo dhan »Shir u dhaxeeyay Wasiiradda Maaliyadda heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay
Jimco, Agoosto, 9, 2024 (HOL) - Waxaa Shalay galinkii dambe magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir u dhaxeeyay Wasiiradda Maaliyadda heer...
Warkii oo dhan »Somaliland oo ka cadhootay warbixin ay shalay baahisay BBC Somali
Jimco, Agoosto, 9, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa xad-gudub ku tilmaantay warbixin ay BBC Somali Khamiistii kaga hadashay hoos u dhaca lacagt...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay howlgalka cusub ee badali doona ATMIS iyo dowladaha daneynaya
Khamiis, Agoosto, 8, 2024 (HOL) - Lataliyaha amniga qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macalin Maxamuud ayaa markale shaaca ka qaaday in waq...
Warkii oo dhan »Masar iyo Jabuuti oo ballanqaaday inay ciidamo ku biirin doonaan howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya
Khamiis, Agoosto, 8, 2024 (HOL) - Midowga Afrika ayaa bilaabaya hawlgalka taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) Janaayo 2025, isagoo bedd...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo meel mariyay xeerarka doorashooyinka iyo xisbiyada siyaasadeed ee dalka
Khamiis, Agoosto, 8, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah meel mariyay Xeerarka Doorashooyinka iyo Xisbiyad...
Warkii oo dhan »Labo nin Soomaali ah oo ku sugan Maraykanka oo qirtay inay isku dayeen inay ku biiraan Daacish
Khamiis, Agoosto, 8, 2024 (HOL) - Laba muwaadin oo Soomaali ah, kuna nool magaalada Tucson ee dalka Maraykanka, ayaa qirtay dambi ku saabsan ina...
Warkii oo dhan »