Wararka Maanta

Ajaaniib ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu qabtay gobolka Hiiraan

Ajaaniib ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu qabtay gobolka Hiiraan

AUG 13, 2024

 Talaado, Agoosto, 13, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ayaa howlgalo ay ka sameeyeen tuulooyin hoostaga deegaanka Farlib...

Warkii oo dhan »
Ilhaan Cumar oo u dagaalamaysa dib u doorashada aqalka koongareeska Maraykanka

Ilhaan Cumar oo u dagaalamaysa dib u doorashada aqalka koongareeska Maraykanka

AUG 13, 2024

 Talaado, Agoosto, 13, 2024 (HOL) - Codbixiyayaasha Maraykanka ayaa maanta oo Talaado ah codadkooda ka dhiibanaya doorashada horudhaca ah ee Aqal...

Warkii oo dhan »
In ka badan 32 xubnood oo Al-shabaab looga dilay gobolka Jubbada Hoose

In ka badan 32 xubnood oo Al-shabaab looga dilay gobolka Jubbada Hoose

AUG 13, 2024

 Talaado, Agoosto, 13, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Kumaandooaka Danab oo garab ka helaya ciidanka Daraawiisht...

Warkii oo dhan »
Wada hadalo aan toos ahayn oo maalintii labaad Soomaaliya iyo Ethiopia uga socda Ankara

Wada hadalo aan toos ahayn oo maalintii labaad Soomaaliya iyo Ethiopia uga socda Ankara

AUG 13, 2024

 Talaado, Agoosto, 13, 2024 (HOL) - Wada hadalo aan toos ahayn oo u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya, ayaa maalintii labaad ka socda magaalada An...

Warkii oo dhan »
Puntland oo xukun dil ah ku ridday 50 jir basaas u ahaa kooxda Alshabaab

Puntland oo xukun dil ah ku ridday 50 jir basaas u ahaa kooxda Alshabaab

AUG 13, 2024

Talaado, Agoosto, 13, 2024 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukun dil ah ku ridday Cabdisalaan Salaad Shucayb oo 50 jir ah, ...

Warkii oo dhan »
Al-shabaab oo weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaaday Saldhig ku yaala duuleedka degmada Balcad

Al-shabaab oo weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaaday Saldhig ku yaala duuleedka degmada Balcad

AUG 13, 2024

 Talaado, Agoosto, 13, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar aroornimadii hore ee saakay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ku q...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Ethiopia oo weli isku mari la' shirka uga socda magaalada Ankara

Soomaaliya iyo Ethiopia oo weli isku mari la' shirka uga socda magaalada Ankara

AUG 12, 2024

 Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Sida aan wararka ku helayno wafuud ka kala socota Soomaaliya iyo Ethiopia oo uu wada hadal uga socdo magaalada...

Warkii oo dhan »
Cumar Cabdirashiid: Heshiis kasta oo lala galo Itoobiya yuusan ku jirin in ay saldhig ciidan ka sameysato dhul badeedka Soomaaliya

Cumar Cabdirashiid: Heshiis kasta oo lala galo Itoobiya yuusan ku jirin in ay saldhig ciidan ka sameysato dhul badeedka Soomaaliya

AUG 12, 2024

 Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa bogaadiyay dadaalka Turkiga ee s...

Warkii oo dhan »
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo xarun ka furatay SSC Khaatumo

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo xarun ka furatay SSC Khaatumo

AUG 12, 2024

Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool laga daahfuray Xafiiskii 8-aad ee Hay’adda Socdaalka iy...

Warkii oo dhan »
Baledweyne:- Nin ganacsade ahaa oo lagu dhex dilay goobtiisa ganacsi

Baledweyne:- Nin ganacsade ahaa oo lagu dhex dilay goobtiisa ganacsi

AUG 12, 2024

 Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Kooxo hubeysan ayaa goordhaw nin ganacsade ahaa ku dhex dilay goobtiisa ganacsi oo ku taalay Xaafada Howlwadaa...

Warkii oo dhan »