Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in markabka Shidaal baarista ee Turkiga uu dalka imaanayo bisha September
Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday horumarro la taaban karo oo laga gaaray dadaallada ku aaddan ka faa’i...
Warkii oo dhan »Xukuumada Somaliland oo sheegtay in kooxo cadaw ahi ay rabaan in ay iska horkeenaan bulshada gobolka Sanaag
Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa nabad ugu baaqday bulshada gobolka Sanaag, kadib dagaal ay 5 qof ku dhinteen oo shal...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya weerar qaraxyo loo adeegsaday oo ka dhacay Baydhabo
Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro loo adeegaaday qaraxyo bambaanoyin ah oo Xalay kooxda Al-shabaab k...
Warkii oo dhan »SSC Khaatumo oo Somaliland ku eedaysay in ay colaad ka hurinayso gobolka Sanaag
Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka SSC Khaatumo ayaa lagu sheegay ciidamada Somaliland ay dad shacab ah ku l...
Warkii oo dhan »Dagaal ay ku dhinteen ugu yaraan 5 qof oo ka dhacay gobolka Sanaag
Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Inta la ogyahay 5 qof ayaa ku dhintay dagaal ka dhacay degmada Goof ee gobolka Sanaag.Maayarka degmada Goof, ...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo shaacisay Natiijada Imtixaanka Dugsiyada sare ee dalka
Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisa...
Warkii oo dhan »Puntland oo magaalada Garowe ku qabatay dad loo haysto inay katirsan yihiin Alshabaab
Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Hay’adaha ammmaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay ku dhawaad 10 qof oo la sheegay inay katirsan yihiin ko...
Warkii oo dhan »Puntland oo qabatay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee 'is-qarxiya' iyo 7 qof oo xiriir la leh al-Shabab ama Daacish
Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Ciidamada ammaanka Puntland ayaa qabtay hub ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo adeegs...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo deeq lacageed u qeybisay qoysaskii dadkoodu ku dhinteen weerarkii Liido
Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Guddiga gurmadka qaran ee qaraxii xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa shalay deeq lacageed gaarsiiyay qoy...
Warkii oo dhan »Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya oo beeniyay in deegaankooda laga helay kiisas cudurka Furuqa ah
Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in cudurka Furu...
Warkii oo dhan »