Wararka Maanta
Masar iyo Soomaaliya oo samayn doona dhoolatus ciidan oo sii kordhin kara xiisadda gobolka
Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Masar iyo Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in ay dhoolatus milateri oo wadajir ah ku sameeyaan Soomaaliya,...
Warkii oo dhan »Golaha Wakiilada Somaliland oo xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib ku tilmaamay sharci-daro
Isniin, September, 2, 2024 (HOL) - Shir-guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland ayaa xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf ku tilmaamay dastuur ...
Warkii oo dhan »Mucaaradka Somaliland oo cambaareeyay xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib
Isniin, September, 2, 2024 (HOL) - Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo ururka Kaah, ayaa si adag u cambaareeyay xadhiga ay xukuumadu u ...
Warkii oo dhan »Puntland oo sababo amni awgeed Garowe uga saaraysa qaxootiga Itoobiyaanka
Isniin, September, 2, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaadday qorshe lagu daadgureynayo dadka ka soo qaxay Itoobiya ee sida ...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Maxamed Abiib oo Hargaysa lagu xidhay
Isniin, September, 2, 2024 (HOL) - Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa lagu xidhay madaarka Cigaal ee Hargaysa.news...
Warkii oo dhan »Wasiir Biixi “Soomaaliya Dayn Cafinta kadib waxay sameysay horumar dhanka dhaqaalaha ah"
Isniin, September, 2, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa magaalada Washington e...
Warkii oo dhan »Xildhibaano diyaariyay Mooshin xasaanadda looga qaadayo xildhibaanada taageeray ciidamada Ethiopia
Isniin, September, 2, 2024 (HOL) - Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Aqalka Hoose oo tiradooda lagu qiysaasay afartameeyo, ayaa la xaqiijiyay i...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo beenisay in hawada Soomaaliya loo gacan galinayo dal shisheeye
Isniin, September, 2, 2024 (HOL) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa beenisay in hawada Soomaaliya loo gacan galinayo dal shisheeye,...
Warkii oo dhan »Maxay tahay sababta uu Madaxweyne Xasan Sheikh ku eryay ergaygii u qaabilsanaa caafimaadka iyo Nafaqada?
Axad, September, 1, 2024 (HOL) -Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhowaaqay xil ka qaadis uu ku...
Warkii oo dhan »Farmaajo oo digniin culus kasoo saaray wareejinta maamulka hawada Soomaaliya
Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa digniin culus u diray dowladda Federaalka So...
Warkii oo dhan »