Wararka Maanta

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in isfahanka Itoobiya uu muhiim u yahay horumarka gobolka

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in isfahanka Itoobiya uu muhiim u yahay horumarka gobolka

SEP 22, 2024

 Axad, September, 22, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in isfahanka ay xukuumadiisu la gaadhay Itoobiya, uu h...

Warkii oo dhan »
Maxamed Cabdi Waare: Soomaaliya wax dan ah uguma jirto kala jeclaanshaha Itoobiya iyo Masar

Maxamed Cabdi Waare: Soomaaliya wax dan ah uguma jirto kala jeclaanshaha Itoobiya iyo Masar

SEP 22, 2024

 Axad, September, 22, 2024 (HOL) - Ku xigeenka xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD ahna madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabelle, Maxamed Ca...

Warkii oo dhan »
Tartanka Hubka Nukliyeerka: Go'aannada masiiriga ah ee sugaysa Madaxweynaha soo socda ee Mareykanka

Tartanka Hubka Nukliyeerka: Go'aannada masiiriga ah ee sugaysa Madaxweynaha soo socda ee Mareykanka

SEP 22, 2024

Axad, September, 22, 2024 (HOL) - Madaxweynaha soo socda ee Maraykanka, ha noqoto Kamala Harris ama Donald Trump, wuxuu la kulmi doonaa caqabado siy...

Warkii oo dhan »
Milatariga Uganda oo bilaabaya baaritaan ku aaddan shil diyaaradeed oo ka dhacay Soomaaliya

Milatariga Uganda oo bilaabaya baaritaan ku aaddan shil diyaaradeed oo ka dhacay Soomaaliya

SEP 22, 2024

 Axad, September, 22, 2024 (HOL) - Milatariga Uganda ayaa ku dhawaaqay baaritaanno ku saabsan diyaarad helikobter ah oo milateri oo ku dhacday gu...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka wadahadlay xoojinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka wadahadlay xoojinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

SEP 22, 2024

 Axad, September, 22, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaiya Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kulan looga hadlayay cirib...

Warkii oo dhan »
Raysal wasaare Xamse iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo Mareykanka uga qeyb galaya Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Raysal wasaare Xamse iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo Mareykanka uga qeyb galaya Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

SEP 21, 2024

 Sabti, September, 21, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa magaalada...

Warkii oo dhan »
Jubbaland oo faahfaahisay howlgalo maalintii sadaxaad ka socda deegaano ka tirsan Jubbada Hoose

Jubbaland oo faahfaahisay howlgalo maalintii sadaxaad ka socda deegaano ka tirsan Jubbada Hoose

SEP 21, 2024

 Sabti, September, 21, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland Jeneraal Ismaaciil Saxardiid Kaydsane oo maanta shir jaraa'...

Warkii oo dhan »
Booliiska Hirshabeelle oo gacanta kusoo dhigay koox burcad ah oo dhac geysanayay

Booliiska Hirshabeelle oo gacanta kusoo dhigay koox burcad ah oo dhac geysanayay

SEP 21, 2024

 Sabti, September, 21, 2024 (HOL) - Ciidamada Booliiska maamulka Hirshabeelle ayaa howgalo ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar i...

Warkii oo dhan »
Ciidanka xoogga dalka oo weerar qorsheysan kula wareegay deegaan ka tirsan gobolka Bakool

Ciidanka xoogga dalka oo weerar qorsheysan kula wareegay deegaan ka tirsan gobolka Bakool

SEP 21, 2024

 Sabti, September, 21, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa weerar qorsheysnaa ka fuliya...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheikh oo si adag uga digay hubka sharci darrada ah ee dalka lagu haysto

Madaxweyne Xasan Sheikh oo si adag uga digay hubka sharci darrada ah ee dalka lagu haysto

SEP 21, 2024

 Sabti, September, 21, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa digniin adag ka soo saaray ka ganacsiga hubka sharci darra...

Warkii oo dhan »