Wararka Maanta
10 ka mid ah kooxda Al-shabaab oo lagu dilay duuleedka degmada Xudur
Arbaco, October 22, 2025 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa Xalay fiidkii hore howlgal qorsheysnaa oo lagu dilay xubno ka tirsan koox...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo dhisaysa deked Cusub oo Muqdisho u jirta 35km
Arbaco, October 22, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in la dhiso deked cusub oo masaafo dhan 35 km u jirta magaalad...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Degmada Dharkeenley oo amar kubixisay in lasoo xiro Guddoomiye Ku-xigeenka arrimaha Bulshada Yaaqshiid
Arbaco, October 22, 2025 (HOL) - Maxkamadda Degmada Dharkeenley ayaa soo saartay amar rasmi ah oo lagu soo xirayo Maxamed Cabdullaahi Siyaad, Guddoomi...
Warkii oo dhan »Nigeria oo qabatay labo haween ah oo loo waday in loosoo tahriibiyo Soomaaliya
Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Guddiga Hisbah ee gobolka Kano ee dalka Nigeria ayaa badbaadiyey laba haween ah oo la sheegay in si sharci dar...
Warkii oo dhan »Guddida Nabadgelyada Gobolka Awdal oo Digniin u Dirtay Dadka Ku Kaca Kicinta Bulshada
Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Guddida Nabadgelyada Gobolka Awdal ee Somaliland ayaa digniin u dirtay dadka isticmaala baraha bulshada iyo warbaahi...
Warkii oo dhan »Shil Tareen oo Dad Badani Ku Dhinteen oo Ka Dhacay Bariga Itoobiya
Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhintay, halka 29 kalena ay dhaawacyo halis ah iyo kuwo fudud kasoo gaadheen shil ta...
Warkii oo dhan »Galmudug oo deegaanadeeda ka mamnuucday in laga soo dajiyo gaadiidka dagaalka
Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda amniga maamul goboleedka Galmudug ayaa lagu mamnuucay gaadiidka dagaalka, gaar ...
Warkii oo dhan »Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania iyo EAC oo Warqadaha Aqoonsiga u Gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo
Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania iyo Urur Goboleedka Bulshada Bariga Afrika (EAC), Amb. Ilyas Ali...
Warkii oo dhan »NISA oo howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka fulisay gobolka Hiiraan
Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo kaashanaya saaxiiba...
Warkii oo dhan »Soomaali ku lug yeelatay weerarrada Argagixiso ee dalka Mozambique
Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Dowladda Mozambique ayaa shaacisay in dad lagu tuhunsan yahay weerarrada argagixiso ee ka dhacay gobolka Cabo ...
Warkii oo dhan »