Wararka Maanta

Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari : Maxaabiista Somaliland waxaa la sii deyn karaa marka heshiis nabadeed la gaaro

Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari : Maxaabiista Somaliland waxaa la sii deyn karaa marka heshiis nabadeed la gaaro

OCT 23, 2025

 Khamiis, October 23, 2025 (HOL) - Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ku xiray sii deynta maxaabiista ciidamada Somaliland ee ay gacanta ku ha...

Warkii oo dhan »
Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo Howlgal Culus ka Fuliyey Deegaano hoos taga Gobolka Galgaduud

Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo Howlgal Culus ka Fuliyey Deegaano hoos taga Gobolka Galgaduud

OCT 23, 2025

 Khamiis, October 23, 2025 (HOL) - Ciidanka Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan Ururka Galayr, ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanada ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo ciidamo badan geysay daafaha magaalada Muqdisho

Dowladda Fedaraalka oo ciidamo badan geysay daafaha magaalada Muqdisho

OCT 22, 2025

 Arbaco, October 22, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa ciidamo dheeraad ah oo loogu talo galay xaqiijinta amniga magaalada Caasima...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo dhiggiisa Ciraaq oo kawada hadlay amniga, tababarka iyo la dagaallanka argagixisada

Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo dhiggiisa Ciraaq oo kawada hadlay amniga, tababarka iyo la dagaallanka argagixisada

OCT 22, 2025

 Arbaco, October 22, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa kulan muhiim ah la yeesha...

Warkii oo dhan »
Go’aamo kasoo baxay shirka nabadda ee beelaha gobolka Sanaag

Go’aamo kasoo baxay shirka nabadda ee beelaha gobolka Sanaag

OCT 22, 2025

 Arbaco, October 22, 2025 (HOL) - Shirkii beelaha wada dega gobolka Sanaag uga socday magaalada Ceerigaabo ayaa laga soo saaray qodobo ay ugu muh...

Warkii oo dhan »
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo digniin adag u diray Xildhibaanada ka maqnaada fadhiyada aan cudur daar lahayn

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo digniin adag u diray Xildhibaanada ka maqnaada fadhiyada aan cudur daar lahayn

OCT 22, 2025

Arbaco, October 22, 2025 (HOL) - Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray digniin adag oo ku socota xildhibaanada si joogto ah uga maq...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sheegtay in ay xal u raadinayso caqabadaha kaga yimid fiisaha danabaysan ee Soomaaliya

Somaliland oo sheegtay in ay xal u raadinayso caqabadaha kaga yimid fiisaha danabaysan ee Soomaaliya

OCT 22, 2025

Arbaco, October 22, 2025 (HOL) - Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarada Somaliland ayaa sheegtay inay ka war-hayso cabashooyinka iyo cul...

Warkii oo dhan »
Saddex Ruux oo Walaalo ah oo aano qabiil Loogu Dilay Deegaanka Dudumaaye ee Degmada Wanlaweyn

Saddex Ruux oo Walaalo ah oo aano qabiil Loogu Dilay Deegaanka Dudumaaye ee Degmada Wanlaweyn

OCT 22, 2025

Arbaco, October 22, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Dudumaaye oo hoos yimaada degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa she...

Warkii oo dhan »
Booliiska Somaliland oo war kasoo saaray shaqaale hay’adeed oo ay xabsiga dhigeen

Booliiska Somaliland oo war kasoo saaray shaqaale hay’adeed oo ay xabsiga dhigeen

OCT 22, 2025

 Arbaco, October 22, 2025 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa Isniintii xabsiga dhigay shaqaale tiro badan oo ka hawlgalayay hay’adda Consilient ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xiritaanka hay’adda USAID uu si weyn u saameeyay dhaqaalaha Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xiritaanka hay’adda USAID uu si weyn u saameeyay dhaqaalaha Soomaaliya

OCT 22, 2025

 Arbaco, October 22, 2025 (HOL) - Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya, ayaa sheegay in xiritaanka Hay’adda Maraykanka u qaabilsanay...

Warkii oo dhan »