Wararka Maanta
Israaiil oo xirtay wiil yar oo dalkeeda u dhashay oo doonayay inuu ku biiro Daacishta Soomaaliya
Isniin, Juun, 17, 2024 (HOL) - Booliiska dalka Israaiil ayaa xiray wiil yar oo aan qaan-gaarin oo kasoo jeeda dalkaas, kaasoo lagu eedeeyay inuu...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 30 xubnood oo Al-shabaab looga dilay duqeyn ka dhacday Galgaduud
Isniin, Juun, 17, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa saaxiibada Caalamka ayaa Xalay duqeyn dhanka cirka ah...
Warkii oo dhan »Midowga Afrika oo sheegay bixitaanka ciidamada ATMIS in aysan qalqal galin doonin Soomaaliya
Isniin, Juun, 17, 2024 (HOL) - Ergayga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa u xaqiijiyay Soomaalida in ka bixitaanka ciidamada ee dalka ay...
Warkii oo dhan »Puntland oo xirtay mid kamid ah burcad badeeddii weerartay markabka MV Abdullah
Isniin, Juun, 17, 2024 (HOL) - Maxamed Suufi rasaas oo la sheegay inuu kamid ahaa burcad badeeddii weerartay Markabkii MV Abdalla, kana mid ahaa...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo riyo maalmeed ku tilmaamtay hadalo kasoo yeeray Wasiiro ka tirsan Itoobiya
Isniin, Juun, 17, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa si adag uga jaw...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo sheegtay in ay Somaliland aqoonsanayso
Axad, Juun, 16, 2024 (HOL) - Wasiiru-duulaha Hawlaha Guud ee Itoobiya Tarekegn Bulbulta ayaa sheegay in Itoobiya ay aqoonsandoonto Somaliland.ne...
Warkii oo dhan »Puntland oo ku amartay dadka Itoobiyaanka ah ee Garowe ku sugan inay si degdeg uga baxaan
Axad, Juun, 16, 2024 (HOL) - Duqa degmada Garowe, Cabdiqaadir Maxamed Maxamuud Geeddi ayaa ku amray dadka Itoobiyaanka ah ee ku sugan Garowe ina...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh: Wada hadal kaste oo aan la galno Alshabaab wuxuu abuuri karaa rajo cusub
Axad, Juun, 16, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale ku celiyay in dowladdiisa ay diya...
Warkii oo dhan »Prof: Samatar: Aqoonsi Somaliland usoo socdaa ma jiro
Axad, Juun, 16, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Ururka Hillaac Prof: Axmed Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in Somaliland anay dadaalkii loo baahnaa gal...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo fariin xasaasi ah u diray dadka baraha bulshada ku dhex faafiya wararka been abuurka ah
Axad, Juun, 16, 2024 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayay munaasabada maalinta Ciida Carafo ayaa fariin muhiim ah u diray da...
Warkii oo dhan »