Wararka Maanta
Saraakiil Maraykan ah oo xaqiijiyay in hogaamiyaha Daacish ee Soomaaliya lagu bartilmaameedsaday duqayn cirka ah
Axad, Juun, 16, 2024 (HOL) - Duqayn uu Maraykanku ka fuliyay Soomaaliya dabayaaqadii bishii May, ayaa lala beegsaday hoggaamiyaha ugu sarreeya k...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ciida Carafo
Axad, Juun, 16, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaa...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Deni oo caddeeyay inuu diyaar u yahay inuu wada hadal toos ah la galo dowladda Federaalka
Sabti, Juun, 15, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Deni ayaa caddeeyay inuu diyaar u yahay inuu dowladda Federaalka Soomaal...
Warkii oo dhan »Taliye ka tirsan ciidanka xoogga dalka iyo saraakiil kale oo maanta lagu dilay qarax miino
Sabti, Juun, 15, 2024 (HOL) - Taliyihii guutada 8-aad qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Maxamed Nuur Sheegow oo loo yaqii...
Warkii oo dhan »In ka badan Hal Milyan iyo bar Xujaay ah oo Maanta taagan buurta Carafo
Sabti, Juun, 15, 2024 (HOL) - Ku dhawaad 2 Milyan oo Xujaay Muslimiin ah ayaa Maanta taagan buurta Carafo oo ku taala magaalada Makka ee dalka S...
Warkii oo dhan »Deni oo ugu baaqay Xasan Sheikh in la joojiyo faagista qabuuraha Iskuul Buulisiya
Sabti, Juun, 15, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa tallaabo aan wanaagsanayn ku tilmaamay go’...
Warkii oo dhan »Cuba oo sheegtay in Maraykanka uu dilay labo dhaqtar oo dalkeeda u dhashay oo afduub loogu haystay Soomaaliya
Sabti, Juun, 15, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Cuba Bruno Rodríguez Parrillas, ayaa sheegay in warbixinta Taliska Milliteriga...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed oo Al-shabaab kala wareegay deegaano cusub
Sabti, Juun, 15, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa saacadahii lasoo dhaa...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo shaacisay in garoon diyaaradeed cusub ka hirgalineyso Muqdisho
Jimco, Juun, 14, 2024 (HOL) - Maareeyaha guud ee hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa shaaca ka qaaday in dowladd...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Biixi: Waxaanu u halgamaynaa madaxbannaanidayada
Jimco, Juun, 14, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay halgan ugu jirto madaxbannaanideeda, isaga...
Warkii oo dhan »