Wararka Maanta
Garaadka Guud ee SSC Khaatumo oo Somaliland uga digay in ay weerarto Laascaanood
Jimco, Juun, 14, 2024 (HOL) - Garaadka Guud ee SSC Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa Somaliland uga digay in ay dagaal ku qaado Laascaano...
Warkii oo dhan »Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan oo Maanta si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan
Jimco, Juun, 14, 2024 (HOL) - Wafdi aad u balaaran oo uu hoggaaminaayo Ugaaska Beelaha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaaliif ayaa maa...
Warkii oo dhan »Kooxda Al-shabaab oo weerar hoobiyaal ah ku qaaday Saldhiga ciidanka Itoobiya ee degmada Xudur
Jimco, Juun, 14, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar hoobiyaal ah oo Xalay saqdii dhexe kooxda Al-shabaab ay ku qaaday Saldh...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya Talisyo cusub ku kordhiyay ciidanka xoogga dalka
Jimco, Juun, 14, 2024 (HOL) - Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu magacaabay hogaanada talisyo cusub oo ka...
Warkii oo dhan »Wajigii koowaad ee qorshaha dib u howlgalinta Diyaaradii Soomaali Airlines oo soo gabagaboobay
Jimco, Juun, 14, 2024 (HOL) - Maareeyaha guud ee hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa sheegay in meel wanaagsan uu ...
Warkii oo dhan »Amiirka dalka Qatar oo wadahal kula yeeshay khadka taleefanka Xasan Sheekh iyo Abiy Axned
Khamiis, Juun, 13, 2024 (HOL) - Wakaaladda wararka dalka Qatar QNA ayaa baahisay in Amiirka dalkaasi Qatar Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ...
Warkii oo dhan »Senator katirsan Maraykanka oo ka horyimid howlgallada cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya
Khamiis, Juun, 13, 2024 (HOL) - Warbixin uu soo saaray Senator Jim Risch ayuu ku muujiyay sida uu uga soo horjeedo in Soomaaliya loo dhaqan geli...
Warkii oo dhan »Afhayeenkii madaxweyne Farmaajo oo ka jawaabay eedayntii wasiirka Gaashaandhigga
Khamiis, Juun, 13, 2024 (HOL) - Afhayeenkii hore madaxtooyada Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Duqa), ayaa beeniyay dowladda madaxweyne ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Qoorqoor "Waxaan soo bandhigi doona cadeymaha dadkii ka dambeeyay hurinta Dagaalkii Waqooyiga Galgaduud"
Khamiis, Juun, 13, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Shalay galinkii dambe kulan la qaatay Odayaasha...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya weerar Al-shabaab ku qaaday deegaanka Buulo Xaaji
Khamiis, Juun, 13, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Xalay ku dhexmaray deegaanka Buulo Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose cii...
Warkii oo dhan »