Wararka Maanta
Xaafado horleh oo looga barakacay Fatahaada Wabiga Shabeelle ee dhexmara Baledweyne
Talaado, May, 21, 2024 (HOL) - Waxaa sii kordhaya qoysaska ka barakacaya fatahaada uu Wabiga Shabeelle ka sameynayo xaafadaha magaalada Baledwey...
Warkii oo dhan »Kenya oo xabsi 12 sano ah ku xukuntay nin katirsanaa kooxda Daacish
Talaado, May, 21, 2024 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa xabsi 12 sano ah ku ridday Mohamed Abdi Ali oo loo yaqaan Abu Fidaa, Abu Shuhadaa, kaasoo ay sheegt...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida madaxweynihii dalka Iiran oo ku geeriyooday shil diyaaradeed
Isniin, May, 20, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya waxa ay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Iran geeridii ku ti...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo degmooyin u aqoonsaday Gubadleey, Daarusalaam iyo Garasbaaley
Isniin, May, 20, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray ku aqoonsaday in deg...
Warkii oo dhan »Geerida madaxweynahii dalka Iiraan iyo masuuliyiin kale oo la xaqiijiyay
Isniin, May, 20, 2024 (HOL) - Warbaahinta dalka Iiraan ayaa ku dhawaaqday geerida madaxweynahii dalkaas Ibrahim Ra’isi, Wasiirkiisii arrimaha dibadd...
Warkii oo dhan »Boosaso: Rag loo haysto inay Alshabaab la shaqayn jireen oo lasoo taagay maxkamadda ciidamada Puntland
Isniin, May, 20, 2024 (HOL) - Shan nin oo loo haysto inay kooxda Alshabaab la shaqeyn jireen ayaa lasoo taagay maxkamadda ciidamada qalabka sida ee do...
Warkii oo dhan »Tirada dhimashada cudurka Dacuunka ee gudaha Soomaaliya oo kor u dhaaftay 120 qof
Isniin, May, 20, 2024 (HOL) - Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA, ayaa sheegtay in ay kor...
Warkii oo dhan »Shir u dhaxeeya dowladda Fedaraalka iyo dowlad goboleedyada oo Maanta ka furmay Dhuusamareeb
Axad, May, 19, 2024 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ka furmay shir u dhaxeeya Wasaaradda Amniga gudaha Xuk...
Warkii oo dhan »Shariif Sheikh Axmed: Dalka kama qabsoomi karto doorasho aan heshiis lagu ahayn
Axad, May, 19, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud inuu ku how...
Warkii oo dhan »Farmaajo: Waxaa nasiib darro in wali hoggaanka dalku sii wado qorsheyaal gurracan oo ka turjumaya danihiisa
Axad, May, 19, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ku tilmaamay qodobada kasoo...
Warkii oo dhan »