Wararka Maanta

Wabiga Shabeelle oo bilaabay inuu ku fataho xaafado ka tirsan Baledweyne

Wabiga Shabeelle oo bilaabay inuu ku fataho xaafado ka tirsan Baledweyne

MAY 19, 2024

Axad, May, 19, 2024 (HOL) - Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin ee magaalada Baledweyne ayaa Xalay iyo maanta waxaa ka jira barakaci ugu...

Warkii oo dhan »
Madaxweynayaasha Kenya iyo Uganda oo walaac weyn ka muujiyay bixitaanka ciidamada ATMIS

Madaxweynayaasha Kenya iyo Uganda oo walaac weyn ka muujiyay bixitaanka ciidamada ATMIS

MAY 19, 2024

 Axad, May, 19, 2024 (HOL) - Madaxweynayaasha dalalka Kenya iyo Uganda, Yoweri Museveni iyo William Ruto ayaa kor u qaaday qaylo-dhaan ku saabsan...

Warkii oo dhan »
Howlgal lagu dilay xubin ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

Howlgal lagu dilay xubin ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

MAY 19, 2024

 Axad, May, 19, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada 6-aad ee qeybta 60-aad ayaa howlgal qorsheysna...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil ku xukuntay Askari horay u dilay qof shacab ahaa

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil ku xukuntay Askari horay u dilay qof shacab ahaa

MAY 18, 2024

 Sabti, May, 18, 2024 (HOL) - Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday Dable Daa’uud Ba...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Deni: Nama quseeyaan dhowr qof go’aanno ay soo saaraan

Madaxweyne Deni: Nama quseeyaan dhowr qof go’aanno ay soo saaraan

MAY 18, 2024

 Sabti, May, 18, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay go'aamada kasoo baxay shirkii Golaha...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo shirkado shisheeye u kiraysatay dhameystirka heshiiska badda ee Ethiopia

Somaliland oo shirkado shisheeye u kiraysatay dhameystirka heshiiska badda ee Ethiopia

MAY 18, 2024

 Sabti, May, 18, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa shirkado caalami ah u kiraysatay sidii ay uga caawin lahaayeen, si loo gaaro mowqifkeeda ku aaddan ...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo Soomaaliya ku eedaysay in ay caalamka u tustay in heshiiska Itoobiya uu yahay mid khatar ah

Somaliland oo Soomaaliya ku eedaysay in ay caalamka u tustay in heshiiska Itoobiya uu yahay mid khatar ah

MAY 18, 2024

 Sabti,  May, 18, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa munaasibada 18 May ka sheegay in uu dhawaan fulayo heshiiska S...

Warkii oo dhan »
Munaasibada xuska 18 May oo looga dabaaldagay Somaliland

Munaasibada xuska 18 May oo looga dabaaldagay Somaliland

MAY 18, 2024

 Sabti,  May, 18, 2024 (HOL) - Munaasibada 18 May ee 33 guurada kasoo wareegtay markii ay Somaliland ku dhawaaqday gooni isutaaga 1991, ayaa...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda oo howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada dowladda oo howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

MAY 18, 2024

 Sabti, May, 18, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 7-aad ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeya...

Warkii oo dhan »
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo goordhaw War murtiyeed laga soo saaray

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo goordhaw War murtiyeed laga soo saaray

MAY 17, 2024

Jimco, May, 17, 2024 (HOL) - Waxaa goordhaw War murtiyeed laga soo saaray Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeyay madaxda dowladda fedaraalk...

Warkii oo dhan »