Wararka Maanta
Ciidamada dowladda oo howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Sabti, May, 18, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 7-aad ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeya...
Warkii oo dhan »Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo goordhaw War murtiyeed laga soo saaray
Jimco, May, 17, 2024 (HOL) - Waxaa goordhaw War murtiyeed laga soo saaray Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeyay madaxda dowladda fedaraalk...
Warkii oo dhan »Cabsida laga qabo inuu ku fataho wabiga Shabeelle xaafadaha Baledweyne oo sii kordheysa
Jimco, May, 17, 2024 (HOL) - Waxaa saacadba saacada ka dambeysa sii kordheya cabsida laga qabo inuu karkaarada ku jabsado wabiga Shabeelle gudah...
Warkii oo dhan »Wiil 12 jir ah oo aargoosi aano qabiil loogu dilay gobolka Galgaduud
Jimco, May, 17, 2024 (HOL) - Maleeshiyo beeleed hubeysan ayaa wiil yar oo 12 sano jir ahaa ku dilay deegaan hoostaga degmada Caabudwaaq ee gobol...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo ciidamo aad u hubeysan u dirtay gobolka Shabeellaha dhexe
Jimco, May, 17, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa ciidamo farabadan oo aad u hubeysan u diray gobolka Shabeellaha dhexe oo maalm...
Warkii oo dhan »Lataliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahiyay waxyaabaha dowladda uga qabsoomay Amniga
Jimco, May, 17, 2024 (HOL) -Lataliyaha Amniga Qaranka madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xuseen Macalin ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay...
Warkii oo dhan »Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukun adag ku riday 70 jir lagu helay maalgelinta Al-shabaab
Jimco, May, 17, 2024 (HOL) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukun adag ku riday nin oday ah oo 70 sano jir ah, kaasoo lagu helay dambiyo la xariira ...
Warkii oo dhan »Shirka Golaha Wadatashiga oo warbixin looga dhageystay Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska ciidanka xoogga dalka
Khamiis, May, 16, 2024 (HOL) - Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka socda maalintii sadaxaad oo xiriir ah xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maan...
Warkii oo dhan »Somaliland iyo Ingiriiska oo ka wadahadlay arrimaha doorashooyinka
Khamiis, May, 16, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka dalka Ingiriiska ...
Warkii oo dhan »Burcad badeed Soomaali ah oo lagu wareejiyay jasiiradda Seycheles si loo maxkamadeeyo
Khamiis, May, 16, 2024 (HOL) - Hawlgalka Atalanta ee Midowga Yurub ee lagu sugayo ammaanka badda Soomaaliya iyo ka hortagga burcad-badeedda, ayaa lagu...
Warkii oo dhan »