Wararka Maanta
Gaari ay saarnayeen dad shacab ah oo Miino kula qaraxday gobolka Gedo
Khamiis, May, 16, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo Shalay galinkii dambe ka dhacay inta u dhaxeysa magaaloyinka B...
Warkii oo dhan »Hoggaamiyaha SSC- Khaatumo oo markii ugu horraysay ka qeyb galay shirka Golaha Wadatashiga
Khamiis, May, 16, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa markii ugu horraysay ka qeyb galay shirka gola...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay howgalo ka dhacay gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha dhexe
Arbaco, May, 15, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay khasaaraha k...
Warkii oo dhan »Wasiir Juxa: Soomaaliya, maanta ayay kasii kala qeybsanaan badan yahay labo sano ka hor
Arbaco, May, 15, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayay maanta u buuxsantay muddo labo sano ah oo uu dalka hoggaaminayo...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir oo xukun dil ah ku ridday sayid Cali Macallin Daa'uud
Arbaco, May, 15, 2024 (HOL) - Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Sayid-Cali Macallin Daa'uud oo k...
Warkii oo dhan »Meydka nin horey u ahaan jiray Ciidanka Liyuu Boolis oo laga helay magaalada Jigjiga
Arbaco, May, 15, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee Dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in magaalada laga helay meydka nin lag...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir oo Maanta ku dhawaaqeysa go'aanka kiiska eedeysane Sayid Cali
Arbaco, May, 15, 2024 (HOL) - Waxaa Maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ay go'aan kasoo saarto kiiska eedeys...
Warkii oo dhan »Duqeymo lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha dhexe
Arbaco, May, 15, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa saaxiibada Caalamka ayaa si wadajir ah u fuliyay howlgalo ka dha...
Warkii oo dhan »James Swan oo mar kale loosoo magacaabay ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Arbaco, May, 15, 2024 (HOL) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka u maagacaabay inuu noqdo K...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dil maanta Muqdisho loogu geystay Gabar Ardayad aheyd
Talaado, May, 14, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil maanta gudaha magaalada Muqdisho askar ka tirsan ciidamada dowladda ay ugu geys...
Warkii oo dhan »