Wararka Maanta

Dowladda Federaalka oo ugu baaqday Shacabka Soomaaliyeed in ay hubka ku wareejiyaan Ciidamada Xoogga Dalka

Dowladda Federaalka oo ugu baaqday Shacabka Soomaaliyeed in ay hubka ku wareejiyaan Ciidamada Xoogga Dalka

DEC 28, 2006

Khamiis, December 28, 2006(HOL): Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Ba...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa Dowladda Federaalka oo gaaray deegaanka Xaawo Cabdi oo u dhaxeeya Carbiska iyo Ceelasha Biyaha Afgooye

Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa Dowladda Federaalka oo gaaray deegaanka Xaawo Cabdi oo u dhaxeeya Carbiska iyo Ceelasha Biyaha Afgooye

DEC 28, 2006

Khamiis, December 28, 2006(HOL):  Deegaanka Xaawo Cabdi oo u dhaxeeya Lafoole iyo Ceelasha biyaha  Afgooye ayaa la sheegayaa in ay gaareen s...

Warkii oo dhan »
8 Bilood kadib sidee bey u arkaan shcabka Gobolka Hiiraan Mas’uuliyiintii Gobolka ee ku soo noqotay?

8 Bilood kadib sidee bey u arkaan shcabka Gobolka Hiiraan Mas’uuliyiintii Gobolka ee ku soo noqotay?

DEC 28, 2006

Khamiis, December 28, 2006(HOL): 25kii Bishan aynu u jirno ayay ahayd markii ay soo gaareen xarunta Gobalka hiiraan mas'uuliyiinta maamulkii Gobalka e...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo Odayaasha iyo Waxgaradka Muqdisho ugu baaqay in ay maleeshiyooyinka geeyaan xerooyinka Hiilweyne iyo Laanta-buuro

Ra’iisal Wasaare Geedi oo Odayaasha iyo Waxgaradka Muqdisho ugu baaqay in ay maleeshiyooyinka geeyaan xerooyinka Hiilweyne iyo Laanta-buuro

DEC 28, 2006

Khamiis, December 28, 2006(HOL): Kadib markii ay  xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho ay gacantooda ka baxday Maxkamadaha Islaamka, isla markaan...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Beledweyne oo sheegay in la cafinayo ciidamadii ka tirsanaa Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan ee dagaallada ka qeybqaatay

Guddoomiyaha Degmada Beledweyne oo sheegay in la cafinayo ciidamadii ka tirsanaa Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan ee dagaallada ka qeybqaatay

DEC 28, 2006

Khamiis, December 28, 2006(HOL): Kulan ay qaateen Maamulka Degmada B/weyn iyo Waliba Culima'udiinka  Ahlu-Suna Wal-jameeca, kana dhacay Xarunta M...

Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta sare ee Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay shacabka Soomaaliyeed u deynayaan in ay aayahooda ka tashadaan

Mas’uuliyiinta sare ee Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay shacabka Soomaaliyeed u deynayaan in ay aayahooda ka tashadaan

DEC 28, 2006

Khamiis, December 28, 2006(HOL): Mas’uuliyiinta sare ee Maxkamadaha Islaamka ayaa waxay shir jaraa’id ku qabteen magaalada Muqdisho, waxayna shirk...

Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiyaanka iyo Soomaalida oo ka gudbay Buundada Balcad iyagoo ku sii jeeda Magaalada Muqdisho

Ciidamadii Itoobiyaanka iyo Soomaalida oo ka gudbay Buundada Balcad iyagoo ku sii jeeda Magaalada Muqdisho

DEC 28, 2006

Khamiis, December 28, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamadii Itoobiyaanka iyo Soom...

Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisho oo gashay marxalad kala guur ah oo cabsi leh

Magaalada Muqdisho oo gashay marxalad kala guur ah oo cabsi leh

DEC 28, 2006

Khamiis, December 28, 2006(HOL): Magaalada Muqdisho oo ay muddo lix bilood ah ka talinayeen Maxkamadaha Islaamka ayaa xalay waxay ku waabariisatay xaa...

Warkii oo dhan »
Xaafado ka mid ah Degmooyinka Magaalooyinka Muqdisho oo ay gacan ku heyntooda la wareegeen Maleeshiyooyin Beeleedyo

Xaafado ka mid ah Degmooyinka Magaalooyinka Muqdisho oo ay gacan ku heyntooda la wareegeen Maleeshiyooyin Beeleedyo

DEC 27, 2006

Arbaco, December 27, 2006(HOL): Kadib markii ay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ay ku soo dhawaadeen Magaalada Muqdisho ayaa waxaa...

Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaaladda Degmada Jowhar kadib markii ay dib ugu soo laabatay gacanta  Maxamed Dheere?

Waa sidee Xaaladda Degmada Jowhar kadib markii ay dib ugu soo laabatay gacanta Maxamed Dheere?

DEC 27, 2006

Arbaco, December 27, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in caawa magaaladaas degan tahay kad...

Warkii oo dhan »