Wararka Maanta
Ra'iisal Wasaare Geedi oo sheegay in ay soo af-jarmayaan dagaalladii kala dhaxeeyay Maxkamadaha Islaamka
Arbaco, December 27, 2006(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa shaaca ka qaaday in uu soo af-jarmayo ...
Warkii oo dhan »
Golaha Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay Degmada Buulo Burte ku weerareen Ciidamo Itoobiyaan ah
Arbaco, December 27, 2006(HOL): Xoghayaha Guud ee Golaha Shuurada Maxkamadaha Islaamka Shiikh Maxamuud Shiikh Ibraahim Suuley oo shir jaraa’id ku qa...
Warkii oo dhan »
YUUSUF DABAGEED:- Waa uu dhamaaday xiligii dhalinyarada lagu gumaadayay magac diimeed oo aan waxba ka jirin
Arbaco, December 27, 2006(HOL): Gudoomiyaha maamulka Gobolka Hiiraan oo mar kale dib Taladii Maamulka gobolka ula wareegay kadib Dagaal Qaraar o...
Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka oo ku kala qeybsamay in ay go’aan ka qaataan Xaaladda Arrimaha Soomaaliya
Arbaco, December 27, 2006(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku kala qeybsamay go’aan ka qaadashada xaaladda Dalka Soomaaliya, kadib ma...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegay in ay la dagaalanka Maxkamadaha u kaashanayaan Xitaa Yuhuud
Arbaco, December 27, 2006(HOL): Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda federaalka Soomaaliya Col. Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa markii ugu horeysay ka had...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo ugu baaqay Ciidamada Xoogga Dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed in ay ka qeybqaataan difaaca Dalka
Arbaco, December 27, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka ayaa ugu baaqay Ciidamada Xoogga Dalka iyo shacabka Soomaaliyeed in ay ka qeybqaataan difa...
Warkii oo dhan »
Magaalada Jowhar oo ay la wareegeen gacan ku heynteeda Ciidamo ka amar qaata Maxamed Dheere
Arbaco, December 27, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ay gacan ku heynta magaaladaas la...
Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo Muqdisho kaga dhawaaqay in ay is-casisho Dowladda Federaalka
Talaado, December 26, 2006(HOL): Xildhibaanadan oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka hadleen dagaallada maalmahan u dhaxeeya ...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Jowhar oo kacsan kadib markii ay Ciidamo Itoobiyaan ah u soo dhaqaaqeen
Talaado, December 26, 2006(HOL): Xaaladda Degmada Jowhar ee gobolka Shabeeaha Dhexe ayaa wararka naga soo gaaraya waxay sheegayaan in ay kacsan tahay,...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay Degmooyinka Diinsoor iyo Buur-Hakaba la wareegeen Ciidamadeeda
Talaado, December 26, 2006(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Ciidamadeedu la wareegeen gacan ku heynta Magaalooyinka Diinsoor i...
Warkii oo dhan »