Wararka Maanta
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay iska difaaceen weerarro Cir iyo Dhul ah oo ay ku soo qaadeen Ciidamada Itoobiya
Axad, December 24, 2006(HOL): Xoghayaha Guud ee Golaha Shuurada Maxkamadaha Islaamka Shiikh Maxamuud Shiikh Ibraahim Suuleey oo loo xil saaray in uu s...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in ay jab la kulmi doonaan Argagixiso weerar ku soo qaaday
Axad, December 24, 2006(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta dadka Baydhabo kala hadlay Radio ay leedahay...
Warkii oo dhan »
Diyaarado Itoobiyaan ah oo duqeyn ku haya hareeraha Magaalada Beledweyne
Axad, December 24, 2006(HOL): Diyaaradaha Itoobiya ee Miigagga ah ayaa waxay duqeyn ku hayaan nawaaxiga Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kadib...
Warkii oo dhan »
Dagaallo saakay hal mar ka wada qarxay Bandiiradley, Jawiil iyo Deynuunaay
Axad, December 24, 2006(HOL): Deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug, Deegaanka Jawiil ee Gobolka Hiiraan iyo Deegaanka Deynuunaay ee Gobolka Bay aya...
Warkii oo dhan »
Golaha Maxkamadaha Islaamka oo Caalamka u sheegay in waxa ku dagaalamaya Soomaaliya ay yihiin Shacabka Soomaaliyeed iyo Itoobiya
Sabti, December 23, 2006(HOL): Mas'uuliyiin ka tirsan Maxkamadaha Islaamka ayaa maanta shir jaraa'id oo ay uga hadleen dagaallada kala dhaxeeya Ciidam...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal wasaare Geedi oo sheegay in dagaalladii ka dhacay nawaaxiga Diinsoor ay ka qeybqaateen Dagaalyahanno Ajnabi ah
Sabti, December 23, 2006(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada ...
Warkii oo dhan »
Itoobiya oo u digtay Maxkamadaha Islaamka, sheegtayna in uu dulqaadka ka sii dhamaanayo
Sabti, December 23, 2006(HOL): Warasaxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Dowladda Itoobiya uu ka sii dh...
Warkii oo dhan »
Dad Soomaaliyeed oo Xumadda Rift Valley kula il-daran Degmada Gaarisa ee Gobolka W/Bari Kenya
Sabti, December 23, 2006(HOL): Xarumo caafimaad oo ku yaala Degmada Gaarisa ee gobolka W/Bari Kenya ayaa lagu dabiibayaa dad la xanuunsanaya xumadda R...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay Yemen kala hadleen afar qodob oo Muhiim ah
Sabti, December 23, 2006(HOL): Dhawaan waxaa tegay dalka Yemen wafdi ka socday Maxkamadaha Islaamka oo uu horkacayay Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxk...
Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay iyo Jaamacadda Carabta oo ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Soomaaliya in ay dagaalka joojiyaan
Sabti, December 23, 2006(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka codsaday dhinacyada ku dagaalamaya dalka Soomaaliya ee kala ah Maxkamadaha...
Warkii oo dhan »