Wararka Maanta

Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sheegay in ay bedeleen Xeeladdii Dagaal ee ay kula jireen Ciidamada Itoobiya

Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sheegay in ay bedeleen Xeeladdii Dagaal ee ay kula jireen Ciidamada Itoobiya

DEC 26, 2006

Talaado, December 26, 2006(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Magaa...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo qabsaday Bandiiradley, Gelinsoor iyo Cadaado

Ciidamo Itoobiyaan ah oo qabsaday Bandiiradley, Gelinsoor iyo Cadaado

DEC 26, 2006

Talaado, December 26, 2006(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa waxay la wareegeen gacan ku heynta Bandiiradley, Gelinsoor iyo Cadaado k...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Maxkamadaha Islaamka oo dib uga soo gurtay Aagga Deynuunaay iyo Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jiray Buulo Burte gaaray

Ciidamada Maxkamadaha Islaamka oo dib uga soo gurtay Aagga Deynuunaay iyo Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jiray Buulo Burte gaaray

DEC 26, 2006

Talaado, December 26, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ay xalay deegaanka Deynuunaay dib uga so...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay xirtay Xuduudaha Dhulka, Cirka iyo Badda Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay xirtay Xuduudaha Dhulka, Cirka iyo Badda Soomaaliya

DEC 25, 2006

Isniin, December 25, 2006(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Magaalada Baydhabo ayaa maanta waxay shaaca ka qaaday in ay xirtay ...

Warkii oo dhan »
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay Dowladda Federaalka xirtay Albaabadii wada hadallada

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay Dowladda Federaalka xirtay Albaabadii wada hadallada

DEC 25, 2006

Isniin, December 25, 2006(HOL): Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maxkamadaha Islaamka Prof. Ibraahim Xasan Caddow ayaa sheegay in ay dowladda Federaalka xir...

Warkii oo dhan »
Waaxda Amniga Maxkamadaha Islaamka oo Dadka Muqdisho uga digtay in ay sameeyaan dibadbaxyo aaney ogolaasho u heysan

Waaxda Amniga Maxkamadaha Islaamka oo Dadka Muqdisho uga digtay in ay sameeyaan dibadbaxyo aaney ogolaasho u heysan

DEC 25, 2006

Isniin, December 25, 2006(HOL): Qoraal ka soo baxay Waaxda Amniga Gobolka Banaadir ee Maxkamadaha Islaamka ayaa lagu sheegay in aysan jirin cid Muqdis...

Warkii oo dhan »
Wararkii ugu dambeeyay ee Dagaallada Soomaaliya iyo diyaarado saakay duqeeyay Garoomada Muqdisho iyo Balli-Doogle

Wararkii ugu dambeeyay ee Dagaallada Soomaaliya iyo diyaarado saakay duqeeyay Garoomada Muqdisho iyo Balli-Doogle

DEC 25, 2006

Isniin, December 25, 2006(HOL): Saakay barqadii ayaa diyaaradaha Dagaalka Dowladda Itoobiya waxaa ay duqeyn u geysteen Garoomada Diyaaradaha Magaalada...

Warkii oo dhan »
Diyaaradaha Itoobiya oo duqeeyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Diyaaradaha Itoobiya oo duqeeyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

DEC 25, 2006

Isniin, December 25, 2006(HOL): Diyaaradaha Itoobiya ee Miigagga ayaa saakay waxay duqeeyeen Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho, iyadoo halkaasin...

Warkii oo dhan »
Ciidamo la sheegay in ay ka amar qaataan Dowladda Federaalka oo la wareegay gacan ku heynta Magaalada Beledweyne

Ciidamo la sheegay in ay ka amar qaataan Dowladda Federaalka oo la wareegay gacan ku heynta Magaalada Beledweyne

DEC 25, 2006

Isniin, December 25, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay saakay magaaladaas la wareegeen c...

Warkii oo dhan »
Arday wax ka barata Machadka Maamul Horumarinta iyo Maareynta SIMAD oo sheegay in ay dagaalka ka qeybqaadanayaan

Arday wax ka barata Machadka Maamul Horumarinta iyo Maareynta SIMAD oo sheegay in ay dagaalka ka qeybqaadanayaan

DEC 24, 2006

Axad, December 24, 2006(HOL): Ardaydan oo maanta gudaha Machadka SIMAD ku qabtay isu soo bax ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin dagaalka ay Ciid...

Warkii oo dhan »