Wararka Maanta
Ururka Horumarinta Haweenka Soomaaliyeed (SOCWE) oo 30-gabdhood u soo gabagabeeyay tababar la xiriira ku shaqeynta Computer-ka
Jimco, December 22, 2006(HOL): Tababar soconayay muddo 3-bilood ah oo tababar lagu siinayay 30-gabdhood ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay Magaalada Mu...
Warkii oo dhan »
Waaxda Maaliyadda Maxkamadaha Islaamka oo sheegtay in la diiwaangelin doono Goobaha Ganacsiga Muqdisho
Jimco, December 22, 2006(HOL): Waaxda Maaliyadda Maxkamadaha Islaamka ayaa ku wargelisay Ganacsatada ku dhaqan magaalada Muqdisho in dhawaan la bilaab...
Warkii oo dhan »
Dagaallo culus oo ka soconaya Deegaanadii ay isku horfadhiyeen Ciidamada Maxkamadaha Islaamka iyo kuwa Dowladda Federaalka
Jimco, December 22, 2006(HOL): Waxaa weli sii soconaya dagaalladii u dhaxeeyay Maxkamadaha Islaamka iyo Dowladda Federaalka oo garabsaneysa Ciidamo It...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cadde Muuse iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo dib ugu laabtay Puntland kadib markii ay beryo joogeen Baydhabo
Khamiis, December 21, 2006(HOL): Wafdigii ka socday Maamul goboleedka Puntland ee uu hoggaaminayay Madaxweyne Cadde Muuse isla markaana maalmahan ku s...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka oo kala sheeganaya guulo ay ka gaareen Dagaallo u dhaxeeya
Khamiis, December 21, 2006(HOL): Dagaallo xooggan oo khasaare geystay ayaa waxay ku dhexmarayaan deegaano ka tirsan Gobolka Bay Ciidamo ka amar qaata ...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo xalay ciidamo tiro badan dhigay Isgoysyada Magaalada Muqdisho
Arbaco, December 20, 2006(HOL): Ciidamo aad u tiro badan oo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka ayaa habeenkii xalay ahaa lagu arkayay Isgoysyada Magaa...
Warkii oo dhan »
Dowladda Itoobiya oo Maxkamadaha Islaamka ku eedeysay in ay nabad dagaal ka doorteen
Arbaco, December 20, 2006(HOL): Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta Itoobiya oo lagu shaaciyay Wakaaladda Wararka Itoobiya ee ENA aya...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo xalay mar kale dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalak iyo kuwa Maxkamadaha Islaamka
Arbaco, December 20, 2006(HOL): Dagaalkan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay nawaaxiga Deegaanka Deynuunaay o...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsan Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan oo u dhaqaaqay dhinaca Gobolka Bakool
Arbaco, December 20, 2006(HOL): Ciidamadan oo gaaraya Ilaa 500 oo Askari, kuna hubeysan Gawaarida Dagaalka ayaa mar kaliya u dhaqaaqay dhinaca Gobalka...
Warkii oo dhan »
CAAWI CISMAAN XALANE XASAN OO AH WIIL YAR OO DHASHAY ISAGOO GACMO LA'AAN AH
Mucjisooyinka Allaah waa ay badan yihiin, waxaana wanaagsan In Allaah lagu xamdiyo marka la arko Arbaco, December 20, 2006(HOL): Cismaan Xalane...
Warkii oo dhan »