Wararka Maanta
Midowga Afrika oo Hambalyo usoo Diray Shacabka Soomaaliyeed Kadib Doorashadii Golaha Degaanka Muqdisho
Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed k...
Warkii oo dhan »Tirinta Codadka Doorashada Golaha Degaanka Muqdisho oo Ka Socota Xarunta Guddiga Doorashooyinka Qaranka
Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Tirinta codadka doorashada golayaasha deegaanka ee Muqdisho ayaa si rasmi ah uga bilaabatay xarunta Guddiga Ma...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo hoos u dhigay daahfurnaanta howlgalladiisa milatari ee Soomaaliya
Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Qiyaastii 500 askari oo Mareykan ah ayaa weli ku sugan gudaha Soomaaliya, iyagoo si toos ah uga qayb qaata dag...
Warkii oo dhan »AUSSOM oo soo dhaweysay doorashooyinka Golaha Deegaanka Banaadir, kuna tilmaantay guul taariikhi ah
Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa soo dhaweeyay qabsoomid ay ku sh...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Carabta oo soo dhoweeyay doorashooyinka qof iyo cod ee ka dhacay gobolka Banaadir
Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Baarlamaanka Carabta ayaa soo dhaweeyay qabsoomidda doorashooyinka degmooyinka ee tooska ah ee ka dhacay gobolka Ba...
Warkii oo dhan »Galmudug, Koonfur Gaalbeed iyo Hirshabeelle oo soo dhoweeyay doorashooyinka dadweyne ee ka dhacay gobolka Banaadir
Khamiis, December 25, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa ugu hambalyeeyay madaxweynaha Soomaaliya, shacab...
Warkii oo dhan »Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo soo dhawayay doorashooyinka ka socda Muqdisho
Khamiis, December 25, 2025 (HOL) - Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa si buuxda u soo dhawaysay hirgelinta doorashooyinka dowladaha hoose ee ka s...
Warkii oo dhan »Fahad Yaasiin: “Doorashada Madaxweyne Xasan Waa Qof iyo Qasab, Ma Aha Qof iyo Cod”
Khamiis, December 25, 2025 (HOL) - Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa s...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi: 56 sano kaddib shacabka gobolka Banaadir waxay ka xoroobeen qof lasoo magacaabay inuu maamulo
Khamiis, December 25, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa fariin u diray kooxaha argig...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo talaabo deg deg ah ka qaaday askari ku xadgudbay muwaadin u soo baxay codeynta doorashada
Khamiis, December 25, 2025 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa qaaday talaabo deg deg ah oo la xiriirta askari ka tirsan c...
Warkii oo dhan »