Wararka Maanta
Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay ku dhawaaqista safaarad lagu sheegay inay Somaliland ka furanayso Qudus
Arbaco, Juun 17, 2026 (HOL) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al-Yamaaxi, ayaa si adag u cambaareeyay wararka ku saabsan f...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo ka hadashay howlgalo ka dhan ahaa Al Shabaab oo ka dhacay degaanada Maamulkaasi
Arbaco, Juun 17, 2026 (HOL) - Howlgallada militari ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday degaanada Jubaland,...
Warkii oo dhan »Somaliland oo difaacday xidhiidhkeeda Israa’iil, kana hortimid cambaareynta Soomaaliya
Talaado, Juun 16, 2026 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay inay si adag u diiddan tahay cambaaraynta Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan x...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo ka digtay wada-shaqeyn dhex marta Israa’iil iyo Somaliland
Talaado, Juun 16, 2026 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay walaac xooggan ka qabto wararka la xiriira wada-shaqeyn ama xi...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaaraha Israa’iil: Aqoonsiga Somaliland ee Qudus wuxuu muujinayaa is-ixtiraam qaran iyo saaxiibtinimo qoto dheer
Talaado, Juun 16, 2026 (HOL) - Raysal Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in tallaabada ay Somaliland ku aqoonsatay mag...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Saraakiisha Sare ee Ururka IORA ee New Delhi
Talaado, Juun 16, 2026 (HOL) - Soomaaliya ayaa ka qayb gashay shirka 28-aad ee Guddiga Saraakiisha Sare ee Ururka Iskaashiga Dalalka Badweynta ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cirro iyo Wasiirka Dhaqaalaha Israa’iil oo ka wada hadlay maalgashi iyo iskaashi dhaqaale
Talaado, Juun 16, 2026 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo weftigii uu hoggaaminayey ee booqashada r...
Warkii oo dhan »Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Deni ku eedeeyay inuu Puntland u adeegsanayo dano shaqsiyeed
Talaado, Juun 16, 2026 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa si kulul uga jawaabay...
Warkii oo dhan »Ururka iskaashiga islaamka oo cambaareysay furitaanka Safaaradda Somaliland ee Qudusta la haysto
Talaado, Juun 16, 2026 (HOL) - Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si adag u cambaareeyay furitaanka waxa uu ku tilmaamay “Safaaradda S...
Warkii oo dhan »Galmudug oo shaki gelisay dhexdhexaadnimada guddiga doorashooyinka
Talaado, Juun 16, 2026 (HOL) - Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa ku baaqay in la xaqiijiyo hannaan doorasho oo hufan, daah-furan isla markaana lagu wa...
Warkii oo dhan »