Wararka Maanta
Gacan yarihii hoggaamiyaha kooxda Al-shabaab oo Muqdisho lagu qabtay
Sabti, February, 3, 2024 (HOL) - Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa kusoo bandhigay magaalada Muqdisho horjoo...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay dilal argagax leh oo ka kala dhacay Muqdisho iyo Qoryooleey
Sabti, February, 3, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa goordhaw shaaca ka qaaday iney wadaan baaritaano lagu baadi goobayo ...
Warkii oo dhan »Midowga Afrika oo hoosta ka xarriiqay inay soo gabagabeyn doonaan dhimista ciidamada ATMIS sanadka 2024
Sabti, February, 3, 2024 (HOL) - Wafdiga Midowga Afrika ayaa soo gabagabeeyay booqasho shaqo oo shan maalmood qaadatay oo ay ku joogeen Soomaali...
Warkii oo dhan »Xukuumada Somaliland oo mucaaradka ku eedaysay in ay isticmaalayaan siyaasad qabiilaysan
Sabti, February, 3, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa xisbiyada mucaaradka ku eedaysay in ay nidaam qabiil ku raadiyaan kursiga madaxweynah...
Warkii oo dhan »Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo loo ogolaaday inuu ku noolaado Mareykanka ku dhawaad hal sano
Sabti, February, 3, 2024 (HOL) - Ku simaha agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Dhaqangelinta Canshuuraha ee Mareykanka (ICE), Patrick Lechleitner, a...
Warkii oo dhan »Dagaal jab xoogan lagu gaarsiiyay kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug
Sabti, February, 3, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo saakay aroornimadii hore ku dhexmaray deegaanka Shabeellow...
Warkii oo dhan »Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay Nin Xaaskiisa ku dilay Tooreey
Sabti, February, 3, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in galinkii dambe ee Shalay u...
Warkii oo dhan »Ciidamada badda Hindiya oo soo badbaadiyay 19-shaqaale ah oo la socday markab ay afduubteen burcad badeed Soomaali ah
Sabti, February, 3, 2024 (HOL) - Ciidamada badda Hindiya ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen 19-shaqaale ah oo la socday markab kalluumeysi oo la...
Warkii oo dhan »Wasiirrada dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada oo kawada hadlay kobcinta dhaqaalaha dalka
Jimco, February, 2, 2024 (HOL) - Wasiirrada maaliyadda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa isugu yimid shir fogaan arag ah oo looga...
Warkii oo dhan »Qoyska Luul Cabdicasiis oo dalbaday in dowladdu usoo gacan galiso ninka gabadhooda gubay
Jimco, February, 2, 2024 (HOL) - Qoyska Luul Cabdicasiis oo ahayd haweeney uu ninkeeda gubay, taasoo saakay ku geeriyootay magaalada Muqdisho, ayaa ka...
Warkii oo dhan »