Wararka Maanta
Golayaasha Wakiilda iyo Guurtida Somaliland oo go'aan ka soo saaray xeerka doorashooyinka
Arbaco, January, 31, 2024 (HOL) - Golayaasha Guurtida iyo Wakiilada ee Somaliland ayaa go'aan ka gaadhay sida loo ansixinayo xeerka doorashooyin...
Warkii oo dhan »Howlgalka ATMIS oo soo gabagabeeyay wajigii labaad ee dhimista 3,000 oo askari
Arbaco, January, 31, 2024 (HOL) - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (Atmis) ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku wareejiyeen sagaal sa...
Warkii oo dhan »NISA oo soo shaacisay magacyada horjoogayaal katirsan Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Buq-aqable
Arbaco, January, 31, 2024 (HOL) - Hawlgal ay iska kaashadeen hay’adda nabad sugidda ee NISA iyo Saaxiibada caalamka ayaa laga fuliyay deegaank...
Warkii oo dhan »Farmaajo "Labada Gole iyo Xukuumadda waxaan uga digaya iney qaadaan talaabooyin aanan la isku waafaqsaneyn"
Arbaco, January, 31, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray bartiisa Fac...
Warkii oo dhan »Cumar Cabdirashiid "Shacabka Soomaaliyeed diyaar ha u ahaadaan dagaal uu kusoo dhiiran karo Abiy Axmed"
Arbaco, January, 31, 2024 (HOL) - Raysal wasaarahii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay i...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo ka codsatay IGAD shir degdeg ah oo looga hadlayo xiisadda gobolka ka taagan
Arbaco, January, 31, 2024 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa ka codsatay IGAD in la qabto shir madaxeed aan caadi ahayn, inkastoo ay Itoobiya horay ...
Warkii oo dhan »Deni oo sheegay inuu Garowe uu dhigay gogol looga tashanayo marxaladda siyaasadeed ee Soomaaliya
Talaado, January, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inuu magaalada Garowe dhigay gogol looga tashanayo...
Warkii oo dhan »NISA oo gacanta ku dhigtay Shabakad dadka ku cabsi galin jirtay Baraha Bulshada
Talaado, January, 30, 2024 (HOL) - Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta shaacisay iney gacanta kusoo dhig...
Warkii oo dhan »Burcad badeedda Soomaalida oo xoog looga furtay 17 badmaaxayiin ah oo u dhashay Pakistan
Talaado, January, 30, 2024 (HOL) - Ciidamada Badda Hindiya ayaa soo badbaadiyay 19 badmaaxiyiin ah oo u dhashay dalka Pakistan, kadib markii mar...
Warkii oo dhan »Madaxtooyada Soomaaliya oo beenisay in ay Roma ku kulmayaan Xasan Sheikh iyo Abiy Axmed
Talaado, January, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku celceliyay in maamulkiisu uusan og...
Warkii oo dhan »