Wararka Maanta
Nin Xaaskiisa oo Xaamilo ahayd dab qabad siiyay, saakayna ku geeriyootay Magaalada Muqdisho
Jimco, February, 2, 2024 (HOL) - Luul Cabdicasiis oo mid ahayd shaqaalaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, ayaa u geer...
Warkii oo dhan »Galmudug oo beenisay in Alshabaab 200 askari ay ku dileen dagaalkii ka dhacay degaanka Caad
Jimco, February, 2, 2024 (HOL) - Wasiirka amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe ayaa beeniyay in Alshabaab ay 200 askari ku dileen dagaalk...
Warkii oo dhan »llhaan Cumar oo weerarro afka ah kala kulantay khikaafka badda Soomaaliya iyo Itoobiya
Jimco, February, 2, 2024 (HOL) - Xildhibaan Ilhaan Cumar oo katirsan aqalka Koongarayska Maraykanka, ayaa la kulantay mowjado weeraro dhanka afk...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo dalka ka mamnuuceysa Bacaha halka mar la isticmaalo
Khamiis, February, 1, 2024 (HOL) - Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay wareegto ay ku ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu burburiyay xarumihii kaydka hubka Alshabaab ee degaanka Jacar
Khamiis, February, 1, 2024 (HOL) - Hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Saaxiibada caalamka ayaa laga fuliyay deega...
Warkii oo dhan »Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Khamiis, February, 1, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in burcad hubeysan ay ku dhex dileen goobtiisa ganacsi...
Warkii oo dhan »NISA oo shaacisay in si rasmi ah hawada uga saartay Website-yadii ugu waa weyna ee kooxda Al-shabaab
Khamiis, February, 1, 2024 (HOL) - Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo bandhigtay ku dhawaad 20 Website oo ...
Warkii oo dhan »Soomaaliiya oo sanadkii 2023 kaalinta koowaad ka gashay dalka ugu musuq maasuqa badan adduunka
Khamiis, February, 1, 2024 (HOL) - Hay’adda caalamiga ah ee daahfurnaanta adduunka ayaa waxay soo saartay warbixinteeda sanadlaha ee ay ...
Warkii oo dhan »Wasiir Kaahin: Xasan Sheekh Aljazeera wuxuu u sheegay in aanu diidanayn in Itoobiya marin biyood hesho
Arbaco, January, 31, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in heshiiska Somaliland iyo Itoobiya uu buuq badan ka abuuray gobolka, isla...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo markale si adag uga hadlay xadgudubka Itoobiya ku sameysay Soomaaliya
Arbaco, January, 31, 2024 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay markale iney kala mideysan tahay Urur goboleedka IGAD, hay'addaha Caalamiga ...
Warkii oo dhan »