Wararka Maanta

Maamulka Trump oo baaraya in lacagaha canshuurta Minnesota ay gaareen Al-Shabaab

Maamulka Trump oo baaraya in lacagaha canshuurta Minnesota ay gaareen Al-Shabaab

DEC 02, 2025

Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Maamulka Trump ayaa baaraya in lacago canshuur ah oo Minnesota laga qaaday ay ku dambeeyeen Al-Shabaab, sida ...

Warkii oo dhan »
Taliye Axmed Gaashaan "Maleeshiyaadka beelaha ee Yaaqbariweyne iyo Leego waxay xiriir la sameysteen Al-shabaab "

Taliye Axmed Gaashaan "Maleeshiyaadka beelaha ee Yaaqbariweyne iyo Leego waxay xiriir la sameysteen Al-shabaab "

DEC 02, 2025

Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Taliyaha guutada 7-aad ee ciidanka Militariga Soomaaliya Axmed Cabdi Cali Axmed Gaashaan ayaa warbaahinta Qar...

Warkii oo dhan »
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho

Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho

DEC 02, 2025

Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil gaari oo naxdin leh oo Xalay saqdii dhexe ka dhacay degmada Howlwadaag ee...

Warkii oo dhan »
Hoggaamiyaha Daacish oo la ogaaday inuu wali ku dhuumaaleysanayo buuraha Cal Miskaad

Hoggaamiyaha Daacish oo la ogaaday inuu wali ku dhuumaaleysanayo buuraha Cal Miskaad

DEC 02, 2025

Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Warar cusub oo la helay ayaa sheegaya in Cabdulqaadir Muumin, hoggaamiyaha cusub ee ururka ISIS, uu weli ku d...

Warkii oo dhan »
Booliiska Somaliland oo xabsiga u taxaabay siyaasi dhawaan booqasho ku tagay Laascaanood

Booliiska Somaliland oo xabsiga u taxaabay siyaasi dhawaan booqasho ku tagay Laascaanood

DEC 02, 2025

Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa shalay xabsiga dhigay siyaasi Jaamac Shabeel, oo dhawaan booqasho ku taga...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Maraykanka ee AFRICOM oo sheegay in uu iskaashiga amniga kala hadlay Itoobiya, Puntland iyo Somaliland

Taliyaha Maraykanka ee AFRICOM oo sheegay in uu iskaashiga amniga kala hadlay Itoobiya, Puntland iyo Somaliland

DEC 01, 2025

Isniin, December 1, 2025 (HOL) - Taliyaha Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Gen. Dagvin Anderson, ayaa soo gabagabeeyay wajigii koowaad e...

Warkii oo dhan »
Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka oo soo dhoweeyay go’aan kasoo baxay maxkamadda sare

Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka oo soo dhoweeyay go’aan kasoo baxay maxkamadda sare

DEC 01, 2025

Isniin, December 1, 2025 (HOL) - Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC) ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aan ka soo baxay Maxkama...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay rasaas lagu riday madaxweynihii hore Muuse Biixi Cabdi

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay rasaas lagu riday madaxweynihii hore Muuse Biixi Cabdi

DEC 01, 2025

Isniin, December 1, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in isku dhac aan loogu talogalin uu dhex maray dad shacab ah oo sii sagoot...

Warkii oo dhan »
Ilaalada Garoonka Cigaal ee Hargeysa oo rasaas ku riday Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi

Ilaalada Garoonka Cigaal ee Hargeysa oo rasaas ku riday Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi

DEC 01, 2025

Isniin, December 1, 2025 (HOL) - Ciidamada ilaalada Madaarka Cigaal ee Hargeysa ayaa rasaas kor u riday xilli uu maanta ka dhoofayay Madaxweyni...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Jubbaland oo maanta kulan kula yeeshay magaalada Kismaayo Safiirka Maraykanka u jooga Soomaaliya

Madaxweynaha Jubbaland oo maanta kulan kula yeeshay magaalada Kismaayo Safiirka Maraykanka u jooga Soomaaliya

DEC 01, 2025

Isniin, December 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi ...

Warkii oo dhan »