Wararka Maanta
Suuqa Xamarweyne oo Maalintii sadaxaad Xiran iyadoo Ganacsatadu ka Cabanayaan Culeysyo Canshuureed oo ay Dowladda Kusoo Rogtay
Isniin, December 1, 2025 (HOL) - Xirnaanshiyaha Suuqa weyn ee degmada Xamarweyne ee Goblolka Banaadir ayaa maanta galay maalintiisii saddexaad,...
Warkii oo dhan »Puntland oo ku dhawaaqday tallaabooyin cusub oo lagu xakameynayo tahriibka
Isniin, December 1, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa shaaciyay qorshe cusub oo lagu adkeynayo la dagaallanka tahriibka, iyagoo ku hanjabay in tal...
Warkii oo dhan »Maamulka Trump oo Beegsanaya Dadka Kasoo Jeeda “Dunida Saddexaad” oo Soomaalidu Safka Hore Kaga Jirto
Isniin, December 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa si rasmi ah xayiraad dhinaca socdaalka ah ugu soo rogay dhammaan dadka ...
Warkii oo dhan »Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka hadashay Dhalinyaro Soomaali ah oo geeriyootay iyagoo wadooyinka isaga duubaya muuqaalo TikTok ah
Isniin, December 1, 2025 (HOL) - Safiirka dowladda Fedaraalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jibriil Ibaahim Cabdulle ayaa sheegay in dowladd...
Warkii oo dhan »Galmudug oo si adag uga hortimid Wakiilo Xisbiga Cadaalada iyo Wadajirka u magacaabeen magaalooyinka Cadaado iyo Gaalkacyo
Isniin, December 1, 2025 (HOL) - Maamulka Galmudug ayaa si adag uga horyimid shaqsiyaad degmooyinka maamulkaasi uu u magacaabay Xisbiga Cadaala...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo shaqada ka joojisay 680 shaqaale ah oo uga howlgalayay Soomaaliya sababo dhaqaale
Isniin, December 1, 2025 (HOL) - Hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala Soomaaliya ayaa tan iyo bilowgii 2025 shaqada ka joojiyay in ...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo feejignaan sare ka gashay kiisaska xanuunka Marburg ee Itoobiya laga xaqiijiyay
Isniin, December 1, 2025 (HOL) - Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya, Dr. Maxamed Xasan Maxamed, ayaa shaaciyay in Wasaarad...
Warkii oo dhan »Galmudug oo si rasmi ah ula wareegtay Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Galmudug
Isniin, December 1, 2025 (HOL) - Maamulka Galmudug ayaa si rasmi ah ula wareegay xaruun loo asteeyay in ay noqoto Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoo...
Warkii oo dhan »Puntland: 8 xubnood oo ka tirsan Daacish oo lagu dilay howlgal ka dhacay Calmiskaad
Axad, November 30, 2025 (HOL) - Ciidamada Puntland ayaa maanta howlgal qorshaysan ka fuliyay Calmiskaad gaar ahaan halka loo yaqaano Togga Daa...
Warkii oo dhan »Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo ku dhawaaqday iney gargaar deg deg ah gaarsiineyso ku dhawaad 100,000 oo qof oo Soomaali ah
Axad, November 30, 2025 (HOL) - Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa noqotay dowladdii ugu horreysay ee si rasmi ah uga soo jawaabta codsiga dhaw...
Warkii oo dhan »