Wararka Maanta
Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo ku dhawaaqday iney gargaar deg deg ah gaarsiineyso ku dhawaad 100,000 oo qof oo Soomaali ah
Axad, November 30, 2025 (HOL) - Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa noqotay dowladdii ugu horreysay ee si rasmi ah uga soo jawaabta codsiga dhaw...
Warkii oo dhan »Koonfur Galbeed oo Dowladda ka dalbatay in looso gacan galiyo Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow
Axad, November 30, 2025 (HOL) - Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Xasan Cabduqaadir, ayaa maanta ka hadlay howlgalada ay ciida...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Bilowday Dhageysiga Dacwadda Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab
Axad, November 30, 2025 (HOL) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday dhageysiga dacwadda ka dhanka ah Id...
Warkii oo dhan »Kooxda Al-Shabaab oo ka jawaabtay hadallada Trump ee lagu beegsanayo Jaaliyadda Soomaaliyeed
Axad, November 30, 2025 (HOL) - Kooxda Al-Shabaab ayaa soo saartay bayaan ay si adag ugu beenineyso hadallo ka soo baxay madaxweyne Donald Trump, ku...
Warkii oo dhan »Khilaaf ka dhex qarxay hoggaanka sare ee xisbiga Kulmiye iyo mustaqbalka xisbiga oo lagu muransan yahay
Axad, November 30, 2025 (HOL) - Khilaaf xoogan ayaa dhawaan ka dhex qarxay xisbiga mucaaradka Somaliland ee Kulmiye, kadib markii guddoomiyaha xisbi...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo dil toogasho ah ku riday Rag ku eedeysan iney dileen Hooyo iyo Gabdhaheeda
Axad, November 30, 2025 (HOL) - Maxkamada Racfaanka gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug oo maanta fariisatay racfaankii ay dhawaan soo qaate...
Warkii oo dhan »Ciidamada huwanta oo kaabiga ku haya deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Axad, November 30, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya ...
Warkii oo dhan »SoDMA iyo Plan International oo kawada hadlay sidii ay iskaga kaashan lahaayeen sadaasha hore ee abaarta Soomaaliya
Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray saadaasha hore ee abaarta soo socota, xoojinta iskaashiga istaraatiijiyadeed, iyo dhismaha nidaamyad...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashada Puntland iyo xisbiyada siyaasadda oo isku kilaafay hannaanka lagu wajahayo doorashada 2029
Axad, November 30, 2025 (HOL) - Guddiga doorashada Puntland ayaa shaaciyay in doorashada madaxtinimada ee soo socota lagu qaban doono hab baarlamaan...
Warkii oo dhan »Axmed Madoobe: Dowladnimada Soomaaliya ee maanta dhisan waxaa asal u ah Kenya
Sabti, November 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Kenya ku ammaanay inay saldhig u tahay dowl...
Warkii oo dhan »