Madaxweeynaha koonfur galbeed ayaa waxaa sagootiyay madaxda ugu sareeysa ee maamulka Jubba, waxaana mudadii uu ku sugnaa magaalada Kismaayo uu kulamo kala duwan la qaatay madaxweeynaha iyo golaha wasiirada maamulka Jubba.
Hadaba hoos ka aqriso heshiiskii ay kala sixiixdeen labada maamul.



Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya